Diyaarinta Shirmadaxeedka Trump Iyo Kim Jong-Un Oo Socda Diblomaasiyiin Mareykan ah ayaa gaaray K/ Waqooyi si ay u diyaariyaan shirmadaxeedka la filayo inuu dhexmaro Madaxweyne Trump iyo dhiggiisa Kim Jong-un. Trump ayaa ku dhawaaqay Khamiistii la soo dhaafay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyaha maxkamadda sare u magacaabay garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. Haddaba, Waa Kuma Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed? Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed waxaa uu…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Magacaabayna Mas’uul Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe…
1 daqiiqo Dhageyso: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Aasayey Walxaha Qarxa Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-shabaab, islamarkaana doonayey in walxo qarxa ku aaso magaalada Kismaayo. Taliyaha ciidamada dambi baarista Jubbaland, Axmed…
1 daqiiqo Dhageyso: Bankiga Adduunka Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulinaya Puntland Bankiga Adduunka ayaa Puntland ka fulinaya mashruuc loogu magacdaray magaaleynta Puntland, kaasi oo lagu dhisayo waddooyin iyo Buundooyin. Xiriiriyaha mashruuca magaaleynta Puntland ee Bankiga adduunka Asad C/raxmaan Guure ayaa sheegay…
3 daqiiqo Culimo Masaari Ah: Puntland Kuma Taallo Soomaaliya! Dhowr baare oo u dhashay dalka Masar ayaa soo saaray baaritaan cusub oo ay ku doodayaan in “Puntland” oo ah dhul uu xiriir ganacsi kala dhaxeyn jiray dalka Masar xilligii…
1 daqiiqo Xaaf Oo Sheegay In Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Ay Farogelin Ku Hayso Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya, Farogelin ku hayso maamulkooda. Waxa uu sheegay Xaaf, in wasaaradda ay horey…
1 daqiiqo Somaliland Oo Sheegtay Iney Sii Deysay 14 Sano Jir Ay Ku Qabatay Dagaalkii Tukaraq Somaliland ayaa sheegtay iney hooyadiis ku wareejisay wiil 14 snao jir ah, kaasi oo ka mid ahaa ciidamada Puntland, islamarkaana lagu qabtay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka…
1 daqiiqo Dhageyso: DFS Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqday Iney Yimaadaan Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda ugu sarreysa Galmudug in ay yimaadaan magaalada Muqdisho si looga wadahadlo khilaafka jira. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi…
1 daqiiqo Wasiirka Koowaad Ee Galmudug Oo Sheegay In Wadahadal Lagu Dhammeynayo Khilaafka Jira Wasiirka Koowaad ee maamulka Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in wadahadal lagu dhammeyn doono khilaafka baahsan ee xilligan ka dhex jira maamulkaasi. Sheekh Shaakir ayaa sheegay iney diyaar u…