Khamiista Oo La Isku Raacay In Ay Tahay Curashada Bisha Ramadaan Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Barri ay tahay 30-ka Shacbaan Khamiisna ay tahay Curashada 1-da bisha Ramadaan Dhanka kale Dowladaha Qatar, Suudaan, Urdun, Kuwait,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo Khasaare geystay. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay in ka badanna…
2 daqiiqo Muqdisho: Dhallinyaro Dabaasha Loo Tobabaro Xilliyada Galabtii koox dhallinyaro ah ayaa lagu baraa xeebta tobabar ku saabsan Dabaasha taasi oo ah waxyaabaha ugu adage ee la barto, halka dad badan ay ka aaminsanyihiin in ay…
1 daqiiqo Farmaajo Oo Ku Baaqaya In La Joojiyo Dagaalka Tuka-raq Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Madaxweynaha waxa…
1 daqiiqo Baardheere: Maamulka Oo Lagu Wareejiyey Lacag Gurmad Ah Wafdi uu hoggaaminayo Maxamed Maxamuud Aadan oo ah guddoomiyaha gobolka Gedo oo gaaray Magaalada Baardheere ayaa waxay ku wareejiyeen guddiga Fatahaadaha Baardheere deew lacageed oo ka timid Dowladda Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Burco: Dibad-baxyo Ka Dhan Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Dagaalka Tukaraq Magaalada Burco waxaa hadda ka socda mudaaharaadyo looga soo horjeedo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo dagaalka ka socda Sool . Sida uu kusoo warramayo weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Akhriso: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirweynaha qaran ee dib u eegista dastuurka. Shirkaan oo socday Saddex maalin ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana…
1 daqiiqo Muuse Biixi Oo Dowladda Soomaaliya Ku Eedeeyay Weerarka Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo Puntland. Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dalwadda federaalka…