Dacwad: Dowladda Federaalka Oo Loo Heysto €90.6m, 6 Markab Ayuu Dalabkoodu Ahaa Dukumentiyo ay si gaar ah u heshay Goobjoog News, waxaa ku qoran in dowladda federaalka ah ay heshiis la gashay shirkadda AMOSC oo fadhigeedu yahay dalka Qubrus 2013-kii, heshiiskan oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Xoojinta Xiriirka Dowlad-goboleedyada Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la qorsheynayaa in ay ammaanka la wareegaan marka ay baxaan ciidamada AMISOM, waxaa jira dadaallo ay dowladdu waddo oo ah in ciidamada Soomaaliyeed dib u dhis…
1 daqiiqo Soomaaliya Iyo Djibouti Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Ku Qotoma Iskaashiga Dhinacyada Socdaalka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowladaha Djibouti iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku qotoma dhinacyada gaadiidka Cirka iyo dhulka, sida ay sheegtay wakaaladda Wararka ee Djibouti. Wakaaladda Djibouti ayaa warkani baahisay maalin…
1 daqiiqo Wafdi Ka Socda Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo Ku Wajahan Magaalooyinka B/weyne Iyo Baardheere Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalooyinka B/weyne oo Hiiraan ah iyo Baardheere oo Gedo ah ay gaaraan xubno ka socda guddiga gurmadka qaran…
1 daqiiqo Sawirro: Axmed Madoobe Iyo Qalbi Dhagax Oo Ku Kulmay Addis Ababa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xiran dowladda Itoobiya. Kulankan oo…
2 daqiiqo DFS Oo Sheegtay In Nus Milyan Dheeraad Ah Ku Bixineyso Gurmadka Fatahaadaha Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa shir gudoomiyay kulan ay yeesheen guddigu oo looga hadlayay howlaha gurmadka…
1 daqiiqo Dhageyso: Maamulka Marka Oo Ka Warbixiyey Amniga Degmadaasi Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey xaaladda amni ee degmadaasi. Guddoomiyaha Marka Xasan Cumar oo nagu soo booqday xarunta dhexe…
1 daqiiqo Dhageyso: Roob Ka Da’ay Ceelwaaq Oo Sababay Barakaca Boqolaal Qoys Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in boqolaal qoys ay isaga barakaceen degmadaasi, kadib markii halkaasi ay ka da’een roobab mahiigaan ah. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi, Sahal Macallin…
1 daqiiqo Dhageyso: Naafada Ku Barakacay Ceeljaalle Oo Sheegay In Sax Ah Aan Loo Qeybin Gurmadkii La Geeyey Deegaankaasi Dadka naafada ah ee ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle, islamarkaana gaaray deegaanka Ceeljaalle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in si sax ah aan loo qeybin gurmad dhowaan lageeyey deegaankaasi. Qaar…
1 daqiiqo DFS Oo Ka Faalo Qaaday Agoonta Booliska Saraakiisha hoggaanka u ah Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa kormeer ku tagay xerada agoonta ee ciidamada Booliska Sarreeyo Guuto Maxamed Abshir Muuse. Caruurta ku sugan Xarunta waxaa lagu barbaariyaa casharrada la…