Cabdi Qaybdiid: Wasaaradda Dastuurka Shaqadeedu Waa Fududeyn Guddoomiyaha Duddiga Lasocodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddigoodu uu ka kooban yahay ilaa 16… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Wasiirka Beeraha Oo Xog Badan Ka Bixiyey Heshiiskii Ay La Galeen TIKA Wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay heshiis todobaadkan ay la saxiixdeen hay’adda TIKA oo ku aaddan horumarinta beeraha. Wasiirka wasaaraddan Saciid Xuseen Ciid oo wareysi…
1 daqiiqo Nugaal: Booliiska Oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro La Sheegay Inay Amni Darri Ka Sameeyeen Nugaal Taliska ciidamada Booliiska qaybta gobolka Nugaal ayaa sheegay in ay xasbiga dhigeen dhallinyaro qalqal geliyey amniga guud ee magaalada Garoowe. Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Nugaal, Faarax Galangoole ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Ciidamada DFS Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Booliis, Xoogga Dalka iyo Nabad-sugid ayaa maanta waxay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa si gaar ah waxay…
1 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Muqdisho Keenaysa Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyada Liibiya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatey inay xabsiyada kasoo deyso maxaabiis Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya, kuwaasi oo aqbalay in dalkooda dib loogu soo celiyo. Cali Saciid Fiqi,…
2 daqiiqo Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka…
2 daqiiqo Jawaari: Xildhibaanka Mooshin Lagama Reebi karo….Baarlamaankuna Waxa uu Yeelan Doonaa Dhisme 7 Dabaq Ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, guddoomiyaha Golaha Shacabka oo galabtii Isniintii dood ay warbaahinta dowladda qabatay ka hadlayey ayaa sheegay in baarlamaanku uu xoogga saarayo arrimaha la xiriira dhammeystirka Dastuurka, Xisbiyada,…
2 daqiiqo UK: Munaasabad Soomaaliya Gurmad Abaareed Loogu Fidanayo Ayaa Ka Dhaceysa Xoghaya Horumarinta Caalamiga ah ee dawladda Ingiriiska Penny Mordaunt ayaa la filayaa inay maanta la shirto deeqbixiyayaasha adduunka si ay uga dalbato inay ka qaybqaataan dedaallada loogu gurmanayo dalka Soomaaliya oo…
1 daqiiqo Maamulka Hiiraan Oo Ganacsatada B/weyne Ka Dalbaday Inay Habeenkii Shaqeeyaan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka codsaday ganacsatada magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan inay habeenkii shaqeeyaan, si loo muujiyo ammaanka magaalada. Guddoomiyaha gobolkaasi Cabdi Jeyte Cismaan oo saxaafadda la hadlay ayaa…
1 daqiiqo Faysal Cali Waraabe: Dowladda Federaalku Awood Uma Laha Inay Wax Ka Beddasho Heshiiskii Berbera Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay waxba ka beddali karin heshiiskii Somaliland iyo…