Hirshabeelle: Al-shabaab Oo 5 Askari Ku Dishay Inta U Dhaxeysa Jowhar Iyo Balcad Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo marayey wadad xiriirisa Jowhar iyo Balcad. Ciidamada la weeraray ayaa ka soo ambabaxay magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabelle,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Sameeyey Sh/dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Raagaceelle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan waxaa hor kacayey guddoomiyaha gobolkaasi Axmed Meyre Makaraan, waxaana…
1 daqiiqo Dhageyso: Taliska Ciidanka Puntland Oo Sheegay In Aanu Saameyn Doonin Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka Taliska Ciidanka Badda ee Puntland Ayaa Sheegay In Arrimah Khilaafka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya mIyo Imraadka aanay saameyn ku yeelan karin Dhankooda. Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral Cabdirisaq Diiriye Faarax ayaa…
1 daqiiqo Dhageyso: Wasaaradda Amniga: Ma Jirto Qalab Ciidan Oo Lagu Boobay Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la isla dhexmarayey oo sheegay in la boobay qalab ciidan oo magaalada Muqdisho keentay dowladda Imaaraadka, kuwaasi oo yaalla xerada…
6 daqiiqo Is-Casilaaddii ‘Jawaari’ Yaa Faa’iidada Ugu Badan Ka Helay.. Yaase Ku Khasaaray! Dadbadan ayaa waxay aaminsan yihiin in is-casilaaddii guddoomiye Jawaari ay libinta ugu badan ka heleshay xukuumadda “Tiro” ee nabad iyo nolol, laakiin anigu ra’yigaa waan kaga duwanahay dhowr sababood oo…
1 daqiiqo Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Mooshin Ay Ka Wadaan Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay mooshin ka wadaan madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu tilmaamay Xildhibaan Faarax…
1 daqiiqo Hirshabeelle: Sababta Uu Isku Casilay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Sida uu goordhow soo sheegay weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn waxaa is-casilay guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin Garbooy kadib markii uu saluugay jagadaasi. Wararka waxaa…
1 daqiiqo Farmaajo Oo Sisi Ka Codsaday Taageero Dhanka Amniga Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadihii la soo dhaafay khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Masar Cabdi Fitaax Al-sisi. Sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada ee Masar Baasim Raadi, Farmaajo waxaa…
1 daqiiqo Sidee Looga Faa’ideysan US$3 million Ee Jaban Ugu Deeqay Soomaaliya? Dalka Japan ayaa kaalmo iyo deeq lacageed oo wax looga qabanayo waxbarashada caruurta iyo haweenka la dhibaateeyay uuna Soomaaliya ugu talogalay u soo mariyay hey’adda UNICEF. Lacagtan oo dhan ilaa…
1 daqiiqo Shirmadaxeedka Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Dhowaan Dhacaya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in mas’uuliyiin Mareykan ah ay wadahadal la sameeyeen mas’uuliyiin kale oo ka socday dhanka Kuuriyada Waqooyi, si loogu gogal xaaro shirmadaxeedka labada dhinac. Trump…