1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo xirtay afar qof oo lagu eedeeyay shil markab Kuuriyada Waqooyi ayaa xirtay afar masuul oo ay ku eedeysay inay ka dambeeyeen shil toddobaadkii hore ka dhacay goob lagu magacaabo Chongjin Shipyard, halkaas oo markab dagaal oo cusub uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Hirshabelle oo xariirka u jartay Hay’adda SoDMA Dowladda goboleedka Hirshabelle ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay xariirka u jartay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo ay ku eedaysay wax is daba-marin. War-saxaafadeedka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Mid ka mid ah Ciyaartoydii Hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya oo Muqdisho lagu toogtay Muqdisho – Alle ha u naxariistee, Cabdifataax Carab, oo ka mid ahaa ciyaartoydii hore ee xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya, ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Cabdifataax oo muddooyinkii u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qoysaska la-haysteyaasha Israa’iil ee Marinka Qasa oo xaaladda cabsi ah Si ay sheegtay warbaahinta ka howlgasha Tel Aviv dadweynaha Israa’iil, gaar ahaan qoysaska la-haystetaasha Marinka Qasa ayaa wajahaya xaalado cabsi iyo argagax ah, ka markii ay soo gaareen farriimo muujinaya…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jabuuti oo Imaaraadka ku tilmaamay dal halis ku ah qaaradda Afrika Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaleeceeyay saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee gobolka Geeska Afrika, isagoo ku eedeeyay UAE inay balaayiin doollar oo maalgalin ah ku bixiso…
2 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog Media Group oo Cambaareysay Xarig Sharci-darro ah oo Loo Geystay Suxufiyiin Soomaaliyeed Muqdisho, 24 May 2025 – Goobjoog Media Group ayaa si adag u cambaareysay xarig sharci-darro ah oo loo geystay 11 suxufi oo kala tirsan warbaahino kala duwan, kuwaas oo afar…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Muqdisho – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha, ka dib markii cod loo qaaday. Hindisahan oo muddo soo jiitamayay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Khilaaf ka dhex qarxay booliska maamulada SSCKHAATUMO iyo Puntland Khilaaf siyaasadeed iyo amni ayaa ka qarxay deegaanka Shaxda ee gobolka Bari kadib markii kooxo hubeysan oo sheegtay inay ka tirsan yihiin maamulka SSCKhaatumo ay dhaqdhaqaaq milatari ka sameeyeen gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xariirka Trump iyo Netanyahu oo aad u sii xumaanaya Xariirka u dhexeeya maamulka Trump iyo Ra’ïisal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa aad u sii xumaanaya, ayadoo labada dhinac ay si weyn u sii kala fogaanayaan xaaladda bariga dhexe iyo…
6 daqiiqo Sheeko:War “Haddii Aad I Wareysato, soo idili maayan ? Adigana ku xiri maayaan?” Baaritaan ku saabsan gabdhaha Soomaaliyeed ee ku xayiran argagixisada Shabaab iyo amni-darrada ka jirta xeryaha barakacayaasha Muqdisho