1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay degmada Kaxda Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo shalay ka dhacay degmada Kaxda, kaas oo lala beegsaday koox dhalinyaro ah oo adeegsata aaladda TikTok, kuwaas oo ku sugnaa dalcadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Maraykanka oo Digniin Cusub ka Soo Saaray Safarrada Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa digniin culus oo heerkeedu yahay “Level 4: Ha u safrin” ka soo saartay xaaladda amni ee Soomaaliya, iyada oo si cad ugu digtay muwaadiniinteeda in aysan u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Turkiga ka iibinaya hub qeymihiisu ku kacayo 225 milyan oo dollar Mareykanka ayaa shaaciyay inuu dowladda Turkiga ka iibinayo gantaallada AIM-120C-8 oo uu dalkaasi soo saaro, islamarkaana ku kacaya in ka badan 225 milyan oo dollar Mareykanka ah. Hay’adda iskaashiga amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Suuriya ka dalbaday inay dalkeeda ka cayriso madaxda dhaqdhaqaaqyada falastiiniyiinta Madaxweynaha Mareykanka ayaa magaalada Riyadh ee caasimadda Sucuudiga kula kulmay hoggaamiyaha Suuriya Axmed Sharac, ka dib markii dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan uu ka shaqeeyay is aragga labada dhinac. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Suuriya oo la filayo inuu la kulmo Trump Sida ay sheegtay shabakadda Axios, oo soo xiganaya ilo xog ogaal ah Madaxweynaha Donald Trump ayaa la filayaa in uu arbacada soo socata caasimadda Sucuudiga ee Riyad kula kulmo dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo qaaday tillaabooyin ku aaddan xaaladda bariga Dhexe ka hor booqashadiisa gobolkaas Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa qaaday tillaabooyin waaweyn oo wax ka badelay xaaladda bariga dhexe ka hor intaanu booqashadiisa gobolkaas oo uu mmaanta ku gaaray caasimadda Boqortooyada Sacuudiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Wadahadallo horudhac ah oo u bilowday Mareykanka iyo Sacuudiga Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo Dhaxal sugaha Boqortooyadda Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa kulan horudhac ah ugu bilowday garoonka King Khaalid oo ku yaala maaalada Riyadh. Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka,…
1 daqiiqo Sheeko:War War Degdeg ah: Dab Xooggan oo ka Kacay Suuqa Daawada ee Bakaaraha Muqdisho – Waxaa goordhow dab xooggan ka kacay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Suuqa Daawada, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ka tirsan ganacsatada deegaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda dhaqanka SSC-Khaatumo iyo Soomaaliland oo ku kulmay magaalada Qabri Dahare Madaxda dhaqanka Soomaaliland iyo SSC-khaatumo ayaa markii ugu horeysay taniyo dagaalkii Laascaanood ku kulmay munaasabad dhaqan oo ka dhacday magaalada Qabri dahare ee deegaanka Soomaalida. Isimadda labada dhinac oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Maleeshiyaad hubeysan oo dad iyo gaadiid ku xanibay gobolka Shabeellaha Dhexe Shabeellaha Dhexe – Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in todobo gaari oo ka baxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Gaalkacyo in lagu afduubtay deegaanada u dhaxeeya Wargaadhi iyo…