2 daqiiqo Sheeko:War Sidee xal loogu heli karaa biyaha fariista jidadka xilliga roobka? Biyaha fariista jidadka xilliga roobku waa dhibaato ka jirta magaalooyin badan oo kamid ah dhulka Soomaalida, waxayna kamid tahay caqabadaha dabiiciga ah ee soo noq noqda, islamarkaana u baahan qorshe…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo sii deynaysa mid kamid ah maxaabiista ay gacanta ku hayso Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deynayso Edan Alexander oo ah nin haysta dhalashada Mareykanka, islamarkaana kamid ah dadka ku xiran marinka Qasa taniyo sanadkii 2023-kii. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo fasaxday duulimaadyada Garoonka Doolow Dawladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Amniga Gudaha, ayaa si rasmi ah u fasaxday in dib loo furo garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, gobolka Gedo. Go’aankan ayaa lagu shaaciyey warqad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya iyo Pakistan oo isku eedeeyay jebinta xabbad-joojinta Hindiya iyo Pakistan ayaa midba midka kale ku eedeeyay “xadgudub” saacado ka dib markii labada waddan ay sheegeen inay ku heshiiyeen xabbad-joojin ka dib maalmo ay socdeen weerarro millatari oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya iyo Pakistan oo gaaray heshiis xabbad-joojin ah Dalalka Hindiya iyo Pakistan oo maalmihii la soo dhaafay ay xiisad xooggani ka dhex aloosnayd, islamarkaana dhawr duqeymo iyo weerarro toos ah iswaydaarsaday ayaa ugu dambeyn gaaray heshiis xabbad-joojin ah.…
2 daqiiqo Sheeko:War Duqa Muqdisho oo amar kusoo rogay Shirkaddihii dhisay laamiyaddii ay roobabka burburiyeen Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa ka hadlay xaaladda degdegga ah ee ka dhalatay roobab mahiigaan ah oo si daran uga da’ay magaalada Muqdisho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo la filayo inuu aqoonsado dowladda falastiin Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo dhowaan safar ku tagi doona Sucuudiga iyo qaar kamid ah dalalka kale ee Khaliijka Carabta ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqi doono aqoonsiga dowlad madax-bannaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Roobabkii ka da’ay Muqdisho oo Sababay Go’itaanka Wadooyin Muhiim ah Muqdisho – Wadada muhiimka ah ee KM4 oo ku xiriirisa caasimadda Muqdisho iyo Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Aadan Cadde ayaa gabi ahaanba go’day kaddib roobab mahiigaan ah oo ka da’ay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin loo haysto dilka ka dhacay Garoowe Ciidanka booliiska gobolka Nugaal ee dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay eedeysane loo haysto fal dil ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Garoowe. War saxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Maanta Sagootisay Xujaydii Ugu Horraysay ee Sanadkan Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u sagootisay xujaydii ugu horraysay ee sanadkan u ambabaxaysa gudashada waajibaadka Xajka. Munaasabadda sagootinta oo ka…