Jawaari: Mooshinka Waa Jiraa Ee Golaha Hala Horkeenno…Is-casilaadeyna Waa Riyo Guddoomiyaha golaha shacabka oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Mooshinkii laga keenay ee kalsooni kala noqoshada uu jiro, loona baahan yahay in golaha la horkeenno, isaga oo u… 1 daqiiqo
5 daqiiqo David Concar Oo Goobjoog Uga Warramay Shirkii London iyo Arrimaha Banii’aadnimada Todobaad kadib, shirkii banii’aadnimada ee London, Goobjoog News ayaa arrintaasi wareysi gaar ah kala yeelatay safiirka UK ee Soomaliya David Concar, innaga oo wax ka weydiinay shirkii banii’aadamnimada ee London ka dhacay…
2 daqiiqo Ardeyda Jaamacadaha Muqdisho Oo Si Bilaash Ah Wax Ku Bara Caruurta ku Nool Xeryaha Barakacyaasha Ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee “Aaayo-doon”, waxaa uu ka mid yahay ururada ka shaqeeya arrimaha waxbarashada, iyaga oo waqtigooda qeyb ka mid ah ugu adeegga caruurta danyarta ah ee ku nool…
1 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Hadlaya Isbadallada Hoggaanka Ciidanka Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe dib loogu habeynayo ciidamada xoogga dalka si ay ugu diyaar garoobaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab. Wasiirka gaashaadhigga xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Cod Bixinta Doorashooyinka Ruushka Oo Bilaabatay Bariga Fog ee Ruushka waxaa ka bilowday codeyn, taasi oo dadka ay ka dhiibanayaan codadkooda ku aadan doorashooyinka madaxtinnimo ee la filayo in uu ku guuleysto madaxweyne Vladamir Putin. Madaxweyne…
1 daqiiqo Ruushka Oo Eryeya 23 Diblomaasi Oo U Dhashay UK Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay dalkeeda ka eryeyso 23 diblomaasi oo u dhashay dalka UK, xilli uu cirka isku sii shareerayo xiisadda ka dhex aloosan labada dal. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Nabaddoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale, oo ka tirsan nabaddoonnada Hiiraan ayaa goordhow lagu dilay magaalada Muqdisho. Axmed Cabdulle Jimcaale, waxaa uu nabadoon u ahaa beesha u tartantay kursiga uu sanadkan Janaayo…
2 daqiiqo Xukuumadda Horay Ayey Garsoorka ula Wareegtay, Haddii Sharci-dejintii u Soo Dhigatay Waa Fowdo Dastuuri Ah, Abuukaate Abuukaate Tahliil Xaaji Axmed, oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa xukuumadda Xasan Kheyre ku eedeeyay in ay waddo fowdo dastuuri ah. Abuukaate Tahliil waxaa uu qabaa in Xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Kheyre…
1 daqiiqo Hiiraan: Dagaal Khasaare Geystay Oo Dhex-maray Xoogga Dalka Iyo Al-shabaab Taliyaha guutada 52-aad ee ciidamada xoogga qeybta gobolka Hiraan Gen. Axmed Maxamuud Tareedisho oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ciidamada ay guul ka gaareen dagaal ay Al-shabaab kula…
1 daqiiqo Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Xasilooni-darrida Siyaasadeed iyo Midda Amni Ee Dalka Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden, UK iyo Marekanka waxaa ay aad uga walaacsan yihiin xasilooni-darrida siyaasadeed iyo midda amni ee korortay, tan oo carqaladeyn karta…