Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Gamboole oo ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay in saakay ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Maanta La Dhaariyey Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 3-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu dhaariyey Saddex xildhibaan oo kamid ah golaha shacabka. Xildhibaannadan la dhaariyey ayaa dhowaan waxaa lagu kala doortay magaalooyinka Muqdisho, Jowhar…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Federaalka Oo Ka Gaabsatay Magacaabidda Dalka Dhex-Dhexaadin-Doona Soomaaliya Iyo Imaaraadka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo saaka wareysi siiyay BBC laanta afka Soomaaliga ayaa sheegay in dal walaal ah uu dhex-dhexaadin doonno Soomaaliya iyo Imaaraadka. Cawad oo arrintaasi ka…
1 daqiiqo Khaatumo: Midnimada Soomaaliya Weli Wey Nagu Weyn Tahay Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in marnaba aanay ka tanaasulin doonin mowqifka Soomaaliweyn, islamarkaana ay xilli walbo diyaar u yihiin iney ku dhintaan aragtidooda. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdalla Maxamuud Cali…
1 daqiiqo Kenya Oo Golaha Ammaanka Ka Dalbaneysa Joojinta Qaraarka Lagu Dhimmayo Tirada AMISOM Dalka Kenya ayaa sheegay in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey u gudbin-doonnaan in laga laabto dhimmista tirada ciidamada AMISOM ee jooga gudaha Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Monica Juma ayaa sheegay…
1 daqiiqo Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Jirta Shabeellada Dhexe Xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa lagu soo waramayaa iney haatan ka taagan tahay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Deegaanka Gaashaanle oo…
1 daqiiqo Aqoonyahan Guul Siyaasadeed U Arkay Dacwadda Ay DFS Ka Gudbisay DP World Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faalooda arrimaha siyaasadda dalka, ayaa sheegay in guul wanaagsan ay tahay in dowladda Federaalka ay dacwad ka gudbiso shirkadda DP World oo dhowaan ku…
1 daqiiqo Xisbiga Waddani Oo Dalbaday In La Caddeeyo Qodobada Ku Qoran Heshiiska Dekadda Berbera Xibsiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn heshiiskii Saddex-geesoodka ahaa ee dekadda Berbera, ayna dalbanayaan in la caddeeyo qodobada ku qoran heshiiskaasi. Cabdullaahi Daamur…
3 daqiiqo Dowladda Federaalka Ah Oo La Wareegtay Astaanta Qaran Ee dot SO Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya…
1 daqiiqo Mareykanka oo Cuna-qabateeyay Labo Ka Mid Ah Al-shabaab Mareykanka ayaa khamiistii soo saarey cunaqabateyn lagu soo roday labo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-shabaab, kuwaas oo weerarro ka geystay Kenya iyo Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda…