1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo raba in uu dhex dhexaadiyo Pakistan iyo Hindiya Ankara – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga ayaa walaac xooggan ka muujiyey xaaladda sii xumaaneysa ee u dhexeysa dalalka Pakistan iyo Hindiya, taasoo haatan isu beddeshay gacan ka hadal ay dad badani…
1 daqiiqo Sheeko:War Safiirka Soomaaliya ee Indonesia oo ka mid noqday Siddeed Safiir oo waraaqadaha uu ka gudoomay Madaxweynaha dalkaasi Magaalada Jakarta – Danjire Feysal Ahmed, oo ah wakiilka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kamid noqday siddeed Safiir oo warqadahooda aqoonsiga laga guddoomay maanta oo ay taariikhdu tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka oo sheegay inuusan aqoonsanayn dowladda Suudaan Dowladda isku tagga Imaaraadka carabta oo khilaaf xooggana kala dhexeeyo Xukuumadda militariga Suudaan ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka hadda ka jira dalkaas ee uu hoggaamiyo Janeraal Cabdifitaax Al-Burhaani Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda Pakistan iyo Hindiya oo saameyn ku yeelatay duulimaadyada Diyaaradaha gobolka Xilli xiisadda dalalka Hindiya iyo Pakistan ay cirka isku sii shareerayso, islamarkaana labada dhinac ay dhowaan duqeymo cirka ah is waydaarsadeen ayaa umuurtaasi waxay saameyn ku yeelatay isku socodka duullimaadyada…
3 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Malaysia oo kala saxiixday Heshiisyo Is-Afgarad oo la xiriira Maamulka Dhijitaalka iyo Amniga Internetka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ee Soomaaliya ayaa laba Heshiis Is-Afgarad (MOU) oo gaar ah la saxiixatay Hay’adda Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Malaysia (MCMC) iyo Hay’adda Amniga Internetka ee Malaysia (CyberSecurity Malaysia).…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya oo duqeysay goobo ku yaalla Pakistan iyo Militariga dalkaas oo jawaab adag ka bixiyay Hindiya ayaa saacado ka hor weerar bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Pakistan, ayadoo sheegtay inay beegsaday xurumo ay lahaayeen kooxo ka dagaallama gobolka Kashmir, islamarkaana ay taageerto dowladda Pakistan. Duqeymaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu yahay heshiis uu Mareykanku la galay kooxda Xuutiyiintu? Ka dib maalmo duqeymo adagi ay ka socdeen dalka Yemen Maamulka Trump ayaa sheegay inuu heshiis xabbad-joojin ah la galeen kooxda Xuutiyiinta, sida ay shaacisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanku. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii ay kooxda RSF ku qaaday Magaalada Porta Suudaan ee dalka Suudaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerar is miidaamin ah oo diyaarad loo adeegsaday, kaas oo dhowaan lagu weeraray magaalada Port Sudan oo hadda ay ku shaqayso Xukuumadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabelle oo laga saaray Xildhibaano dhaliilay Madaxweyne Guudlaawe Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle ayaa maanta yeeshay Kalfadhigiisa 17aad, kulankiisa 2aad, kaas oo looga dooday xaaladda guud ee amniga iyo arrimo kale oo muhiim ah. Kulanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerarro Drone ah oo Lagu Qaaday Port Sudan oo Carqaladeeyay Garoonka Caalamiga ah iyo Kaabayaasha Dalka Magaalada dekedda leh ee Port Sudan ayaa wajahaysa xaalad amni oo aad u cakiran kadib markii saddex maalmood oo xiriir ah ay weerarro diyaarado aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday…