Dowladda Federaalka Oo Muqdisho Keenaysa Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyada Liibiya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatey inay xabsiyada kasoo deyso maxaabiis Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya, kuwaasi oo aqbalay in dalkooda dib loogu soo celiyo. Cali Saciid Fiqi,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka…
2 daqiiqo Jawaari: Xildhibaanka Mooshin Lagama Reebi karo….Baarlamaankuna Waxa uu Yeelan Doonaa Dhisme 7 Dabaq Ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, guddoomiyaha Golaha Shacabka oo galabtii Isniintii dood ay warbaahinta dowladda qabatay ka hadlayey ayaa sheegay in baarlamaanku uu xoogga saarayo arrimaha la xiriira dhammeystirka Dastuurka, Xisbiyada,…
2 daqiiqo UK: Munaasabad Soomaaliya Gurmad Abaareed Loogu Fidanayo Ayaa Ka Dhaceysa Xoghaya Horumarinta Caalamiga ah ee dawladda Ingiriiska Penny Mordaunt ayaa la filayaa inay maanta la shirto deeqbixiyayaasha adduunka si ay uga dalbato inay ka qaybqaataan dedaallada loogu gurmanayo dalka Soomaaliya oo…
1 daqiiqo Maamulka Hiiraan Oo Ganacsatada B/weyne Ka Dalbaday Inay Habeenkii Shaqeeyaan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka codsaday ganacsatada magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan inay habeenkii shaqeeyaan, si loo muujiyo ammaanka magaalada. Guddoomiyaha gobolkaasi Cabdi Jeyte Cismaan oo saxaafadda la hadlay ayaa…
1 daqiiqo Faysal Cali Waraabe: Dowladda Federaalku Awood Uma Laha Inay Wax Ka Beddasho Heshiiskii Berbera Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay waxba ka beddali karin heshiiskii Somaliland iyo…
1 daqiiqo Dowladda Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Shirkadda DP World Aqoonyahan Faysal Rooble oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa ka hadlay hadalkii shalay ka soo yeeray shirkadda DP World ee ahayd in Somaliland ay tahay…
2 daqiiqo Deegaannada Gobolka Sh/Dhexe Oo Ay Ka Taagan tahay Biyo La’aan Daran Saameynta ka dhalatay biyala’aanta ka jirta Webiga Shabeelle oo dhexmaray qaybo ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa ah mid hadda ay si weyn u dareemayaan bulshada ku dhaqan gobolkaas. Deegaannada…
1 daqiiqo Tillerson Oo Booqasho Uga Bilaabaneysa Africa Xoghaya arrimiha dibadda mareykanka Rex W. Tillerson ayaa la filayaa in maanta uu booqasho rasmi ah uu ku yimaado qaaradda Africa. Wadamada uu tagayo xoghayuhu waxaa ka mid ah Chad, Djibouti,…
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska Oo La Kulmay Madaxda Iran Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa maanta oo Isniin ah la kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha Amniga Qaranka Iran Cali Shamqaani. Labadan mas’uul ayaa waxa ay…