Xukuumadda Soomaaliya Oo Soo dhoweysay 11 Maxbuus Oo Libya Laga Soo Celiyay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar), wasiirro xukuumadda Kheyre ka tirsan, Xildhibaanno labada gole ee baalamaanka, hey’adaha socdaalka iyo ehello ayaa soo dhoweeyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Galmudug: Wax badan ayaan Ka Qaban-doonnaa Waxbarashada Deegaanka Wasaaradda waxbarashada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in ay wax badan ka qaban-doonaan waxbarashada deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo. Agaasimaha qorsheynta Waxbarashada ee Galmudug Cabdinaasir Cagaweyne ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Shacabka Dayniile Oo Ka Cabanaya Burcad Habeenkii Dhac Ka Geysta Degmada Shacabka ku dhaqan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya burcad wata Mootooyin oo xilliyada habeenkii dhac u geysta dadka shacabka ah ee deegaanka. Qaar ka mid ah shacabkan…
1 daqiiqo Xildhibaan Rajo Ka Muujiyey Wadahadallada Dowladda Federaalka Ah Iyo Somaliland Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ayaa rajo ka muujiyey miradhalka wadahadal ay yeeshaan Somaliland iyo dowladda Federaalka. Xildhibaan Maxamed Diiriye Nac-nac waxaa uu…
1 daqiiqo Waxgarad Ka Hadlay Go’aankii Duqa Muqdisho Uu Ku Joojiyey Dhululka Muranka Ka Jiro Waxgaradka ku dhaqan degmada Kaxda ee gobolkan Banaadir ayaa soo dhoweeyay go’aankii uu guddoomiyaha gobolka Banaadir, C/raxmaan Cismaan Yariisow uu ku joojiyey dhismaha dhulalka muranka uu ka jiro. Waxgaradka ayaa…
1 daqiiqo Hirshabeelle: Xildhibaan Ka Deyriyey Biyo La’aanta Jirta Mudane ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka deyriyey xaaladda biyo la’aaneed ee ka jirta gobollada uu ka arrimiyo maamulkaasi, ka dib markii la waayey biyahii Wabiga Shabeelle. Xildhibaan Nuur…
1 daqiiqo Wasiirka Cayaaraha Somaliland: Tartankan Dhiirigalin ayuu u yahay Dhalinyarada Somaliland Waxaa Hargeysa jimcihii lagu qabtay tartanka orodka dheer ee 42km iyo 10km (Somaliland International Marathon) kaasi oo ay ka qayb-qaateen 205 orodyahan kuwaasi oo 21 ka mid ah ay ahaayeen…
1 daqiiqo Itoobiya: Xaaladda Deg-degga Ah, Maxay Ka Dhigan Tahay? Waxaa dalka Itoobiya lagu soo rogay xaalad deg-deg ah ka dib is-casilaaddii ra’isul wasaare Hailemariam Deselegn. In kasta oo aan la shaacin xilliga ay ku eg tahay iyo shuruudara ay…
9 daqiiqo Ethiopia Xaggay ku Danbayn Doontaa? Dhaqdhaqaaqa dibadbaxyada ka socda Ethiopia waa mid ka mid ah khilaafyada ugu saamaynta badan qaaradda waxa uuna [dhaqdhaqaaqaasi] awood u leeyahay in uu wax ka beddelo siyaasadda Maraykanka ee Geeska…
8 daqiiqo Cimilada Siyaasadeed ee Afrika: Sideen u Akhrinaynaa Xil-ka-tegista Isxigxigtay ee Madaxda “aan la loodin jirin”? Afrika. Qaarad laga fidiyay in ay tusaale manhajeed u tahay dibudhaca iyo cawaannimada. Qaarad laga rumaysan yahay in ay summad u tahay saboolnimada iyo saqajaannimada. Qaarad laga faafiyay in aanay…