1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo dalka Ukraine uga dhawaaqay 3 maalmood oo xabbad-joojin ah Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin 3 maalmood ah, asagoo dhinaca Xukuumadda Ukraine ugu baaqay inay aqbalaan xabbad-joojintaas. Xabbad-joojinta ayaa looga golleeyahay lagu weyneeyo munaasabadda 80 guuradii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 70 muhaajiriin ah oo lagu diley xeebaha Yemen Ku dhowaad 70 qof oo muhaajiriin afrikaana ah ayaa lagu diley duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xeebaha dalka Yemen sida laga soo xigtay kooxda Xuutiyiinta. Warbaahinta taageerta kooxda Ansar Allaah…
1 daqiiqo Sheeko:War War Degdeg ah: Madaafiic Lagu Weeraray Agagaarka Xalane iyo Garoonka Aadan Cadde Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ayaa xaqiijinaya in tiro madaafiic ah lagu weeraray agagaarka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku sugan yihiin xarumo badan oo caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo sheegtay in ay diyaar u tahay inay joojiso dagaalka Qasa, haddii ay Xamaas shuruudeeda oggolaato Sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Israa’iil Zeev Elkin Xukuumadda Netanyahu waxay diyaar u tahay in ay si degdeg ah u joojiso dagaalka marinka Qasa si ay dib…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Dalbatay in Xayiraadda Socdaalka ay ka qaadaan dadkeeda dalalka Ururka Bariga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga dalbatay dalalka Bariga Afrika (EAC) in la qaado xayiraadaha socdaalka ee saaran dadka Soomaaliyeed, si ay si xor ah ugu kala gooshaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo doonaya in maraakiibtiisu ay si bilaash ah ku maraan kannaalada Suweys iyo Panama Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in Maraakiibta militariga iyo kuwa ganacsiga ee dalkiisa loo ogolaado inay si xor ah u maraan kannaalada Panama iyo Suez.…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka socda dowladda Ruushka oo Muqdisho soo gaaray Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta si rasmi ah ugu soo dhaweeyay Gegida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo dhexdhaadinaya dalalka Hindiya iyo Pakistan Xilli maalmihii la soo dhaafay ay cirka isku sii shareeraysay xiisadda u dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan, islamarkaana labada dhinac ay qaadeen tallaabooyin xaaladda uga sii daraya ayaa dowladda Sucuudigu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda u dhexeysa Pakistan iyo Hindiya oo cirka isku sii shareeraysa Xiisadda y dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa cirka isku sii shareeraysa ka dib markii Xukuumadda New Delhi ay Islamabad ku eedeysay dad lagu diley gobolka lagu muransanyahay ee kashmir.…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo walaac ka muujisay in gargaarka bini’aadantinimada dalka lagu xiro kaarka aqoonsiga NIRA Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay inay si weyn uga walaacsantahay heshiis ay dhowaan gaareen Hay’adda maareynta masiibooyinka SoDMA iyo hay’adda diiwaangelinta dadweynaha ee NIRA, kaas oo ay qeyb ka ahayd…