1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Suuriya oo xirtay laba sargaal oo ka tirsan kooxaha wax iska caabinta falastiiniyiinta Ilo wareedyo ka tirsan laamaha ammaanka Suuriya ayaa TV-ga Aljazeera u xaqiijiyay in la xiray labo hogaamiye oo ka tirsan guutada Al-Qudus ee taabacsan kooxda Islamic Jihaad, kuwaas oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu caan ku ahaa Pope Francis oo maanta geeriyooday? Maanta, Abriil 21, 2025, waxaa geeriyooday Pope Francis, oo ahaa hogaamiyaha Kaniisadda Katooliga ee Caalamka, isagoo 88 jir ah. Pope Francis wuxuu caan ku ahaa inuu ahaa Pope-kii ugu horreeyay…
3 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo si adag uga hortimid Aqoonsi ay Puntland u sameynayso dadka ku nool deegaanadeeda Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid diiwaangelin dadweyne iyo aqoonsi gaar ah oo ay Puntland ku dhawaaqday inay ka sameynayso deegaanadeeda, waxaana war saxaafadeed ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Ganacsato lagu dilay gobolka Mudug Fiidnimadii xalay ayaa laba nin oo ganacsato ahaa lagu dilay degmada Bursaalax ee gobolka Mudug, sida ay xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo. Labada marxuum ayaa lagu kala magacaabi jiray Burhaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Meydka Sargaal Itoobiyaan ah oo laga helay degaanka Goojacadde Waxaa maanta laga helay meydkiisa magaalada Laascaanood Faarax Caydiid Jaamac, oo la sheegay inuu ka mid ahaa saraakiisha ka howlgaleysay Qunsuliyadda dowladda Itoobiya ee magaalada Garoowe. Wararka hordhaca ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Somali Journalist Abdiweli Abdi Mohamed Publishes Book on the Struggles of People with Albinism Mogadishu – Somali journalist Abdiweli Abdi Mohamed, known for his advocacy on behalf of marginalized groups, has released a new book shedding light on the challenges faced by people living with albinism in Somalia.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Iran oo gaaray is-af-garad hordhac ah Dowladaha Mareykanka iyo Iran oo Wada-hadallo uga socdeen dalka Cumaan ayaa gaaray is afgarad hordhac ah oo bilow u ah heshiis dhammeystiran oo dhinacyadu ay dhowaan wada-gali doonaan, sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay dambeyay Hoobiyeyaal ku dhacay qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho Saakay aroortii hore ayaa tiro hoobiyeyaal ah lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana la soo wariyay in madaafiicdaasi ay geysteen khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka Carabta oo beenisay inay ka qeyb-galayso duulaanka uu Mareykanku qorshaynayo inuu ku qaado dalka Yemen Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu duulaan dhanka dhulka ah ku qaado dalka Yemen, gaar ahaan deegaannada ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh dowladda Iran, waxayna Washington dadaal…
1 daqiiqo Sheeko:War Somaliland oo ku dhawaaqday in ay ka baxday Wada-hadalladii kala dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya Somaliland ayaa kudhawaaqday in ay laashay wada hadalkii kala dhaxeeyey Dowladda Federaalka eeSoomaaliya, waxayna cambaareysay safarkii RW Xamse ee magaalada Laascaanood, oo ay kusifeysay xadgudub. Somaliland ayaa ku eedeysay in…