Maxaa iska badelay go’aankii dowladda Soomaaliya ee bixitaanka ciidanka Itoobiya ? Ka dib heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku gaareen magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa soo baxayay xogo kala duwan oo ku saabsan waxa laga yeelayo ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika, kuwaas oo ay DFS horay u sheegtay inaysan dalka sii joogi doonin wixii ka dambeeya bishan December. 2 daqiiqo
1 daqiiqo AKHRISO: Qodobada ay ka ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Masar iyo Soomaaliya ka dib heshiiskii Ankara Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa wada hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Masar, Dr. Badr Cabdulcaati.
1 daqiiqo Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Fadhigii u horeeyey Ku yeeshay Qasriga Madaxgtooyada Fadhigii 001aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenku, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 15/12/2024 Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada oo isugu jira (Wasiirro, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir ku xigeenno).
1 daqiiqo Madaxweynihii Koonfurta Kuuriya oo shaqada laga eryay iyo Shaqooyinka dowladda oo laga mamnuucay Yoon Suk Yeol, ayaa si rasmi ah waxaa looga mamnuucay dhamaan shaqooyinkii uu ka hayay xafiiska ugu sarreeya dalkaas ka dib markii baarlamaanka dalkiisu ka xayuubiyeen xilkii madaxweynenimo ee uu u hayay dalkiisa.
1 daqiiqo Muxuu maamulka Cusub ee Suuriya ka yiri xadgudubka ay Israa’iil ka waddo dalkaas ? Xilli ay militariga Israa’iil maalmihii la soo dhaafay duqeymo ba’an ka wadeen gudaha Suuriya, islamarkaana duullaan dhulka ay ku galeen dalkaas ayaa arrintaas ka falceliyay maamulka cusub ee jabhadaha dhowaan xilka ka tuuray Bashaar Al-assad.
1 daqiiqo Madaxweynaha Somaliland oo magacaabistii ugu horreysay sameeyay Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-002/122024 uu ku magacaabay Af-hayeenka Madaxweynaha Somaliland.
1 daqiiqo Ruushka oo billaabay inuu hubkiisa ka rarto Suuriya Wararka ka imaanaya deegaanka Latakiya ee dalka Suuriya ayaa sheegaya in ciidamada Ruushku ay billaabeen inay rartaan saanad militari oo u yaallay saldhig weyn oo ay halkaas ku lahaayeen.
1 daqiiqo Dowladda Norway oo war kasoo saartay heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya Dowladda Norway ayaa soo dhaweysay heshiiskii lagu gaaray Ankara ee u dhexeeyay dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya, iyadoo u mahadcelisay Turkiga dadaalkiisa dhexdhexaadinta.
1 daqiiqo Mareykanka iyo Turkiga oo taageero u muujiyay mucaaradka qabsaday Suuriya Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa wadahadallo ku saabsan sidii xasilooni looga soo dabaali lahaa dalka Suuriya dalka Turkiga kula yeeshay madaxweyne Erdogan.
1 daqiiqo Shacabka Muqdisho oo walaac ka muujiyay heshiis shaqaalle qoris ah oo dhexmaray Soomaaliya iyo Sacuudiga Shacabka magaalada Muqdisho ayaa walaac xooggan ka muujiyay heshiis shaqo-qoris ah oo dhexmaray Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya iyo dhiggeeda Sacuudiga