1 daqiiqo Sheeko:War Nin hubeysan oo toogtay Taliyihii guud ee Guutada 14-ka October Alle ha u naxariisto Gaashaanle Sare Nuur Farey, Taliyihii Guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka hordhaca ah ee la helay…
1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahin kasoo baxaysa Hoobiyayaal Lagu Garaacay Degmada Boondheere Wararka naga soo gaaraya degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hoobiyayaal lagu garaacay qeybo kamid ah degmadaas, taasoo sababtay khasaare gaaray dad rayid ah. Ilo deegaanka ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Socdaalka oo Gacanta Ku Dhigtay Dhalinyaro Tahriib Ku Socotay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa shaacisay in ay xoojisay dadaallada ka dhanka ah tahriibka, si loo badbaadiyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee halis ugu jira safarro sharci-darro ah oo ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Kenya iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Xiriirka Dibloomaasiyadeed iyo Iskaashiga Amniga Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaaday sida ay dowladdiisu uga go’an tahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqaale ee ay la leedahay Soomaaliya, taasoo salka ku haysa horumarinta ganacsiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Qunsul ka ku xigeenkii safaaradda Sweden Dowladda Soomaaliya ayaa ceyrisay madaxii arrimaha gargaarka Sweden Anna Saleem Högberg, ka dib markii DFS khilaaf soo kala dhex galay, ayna go’aansatay in ay dalka ka saarto Haweenaydaas, sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Cashuurro Dul Dhigay Dalalka Ganacsiga La Leh Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa cashuuro culus dul dhigay badeecadaha laga keeno dalal badan oo caalamka ah, si uu u dhiirrigeliyo wax-soo-saarka gudaha. Shiinaha (34%), Vietnam (46%), iyo Cambodia (49%)…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu cuslaa ka fulisay dalka Suuriya Diyaaradaha dagaalka ee maamulka Israa’iil ayaa goor dambe oo arbacadii ah waxa ay 11 duqaymood ka fuliyeen magaalooyinka Dimishiq iyo Xama…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal beeleed khasaare dhaliyay oo ka socda gobolka Mudug Dagaal culus ayaa ka socda deegaanka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo maleeshiyaad ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ay isku fara saareen. Dagaalkan ayaa ah mid soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa kuma Senator-ka Mareykanka ah ee dunida ka yaabsaday ka dib markii uu jeediyey khodbaddii ugu dheerayd Senator Cory Booker oo ka tirsan aqalka senadka Mareykanka, gaar ahaan xisbiga Dimuqraadiga, lagana soo doorto New Jersey ayaa dhigay wacdarihii ugu weynaa dhanka hadal-jeedinta, ka dib markii uu in…
2 daqiiqo Sheeko:War Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay Diyaarad ay laheyd oo cilad ku qabsatay Muqdisho Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay oo ku sugan Soomaaliya ayaa maanta si deg deg ah ugu soo degtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay cilad ku timid qalabkii ay u adeegsan…