Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo La Sii Daayey Waxaa habeenkii xalay ahaa lasii daayey siyaasi C/raxmaan Cabadi Shakuur Warsame oo u xirnaa dowladda Federaalka Soomaaliya. Dedaal badan oo ay sameeyeen Xildhibaanno, siyaasiyiin, waxgarad, odoyaal dhaqameed, madaxweynaha Galmudug, kan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Trump: Ciddii Ka Soo Horjeesata Go’aanka Mareykanka Ee Qudus Waxaan Ka Jari Doonaa Gargaarka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu gargaarka ka jari doono dowladaha u codeeya go’aanka ka soo horjeeda Mareykanka kaasi oo maanta oo khamiis ah ay qabaneyso jamciyadda qurumaha…
1 daqiiqo Sawirro: Maalinta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo Laga Xusay Muqdisho Munaasabad loogu dabaaldeyey 74-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxay munaasabadan ka dhacday Akadeemiyadda ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaana ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 74-aad tan iyo markii…
1 daqiiqo Sawirro: Shirweyne Looga Hadlayo Xaaladda Dhaqaale & Midda Siyaasadeed Ee Soomaalida Oo Ka Socda Jabuuti Waxaa maalintii labaad galay shirweyne ka dhacaya dalka Jabuuti gaar ahaan ‘Guriga Umadda ee Jabuuti laguna gorfeynayo xaaladda siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Soomaalida. Waxaana madasha soo qaban qaabiyay Machadka Darasaadka ee…
2 daqiiqo 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shir Kismaayo Uga Socday Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Maamul Kuwa Goboleedyada Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland lagu soo gaba-gabeeyay Madasha/Shirka Wada-xaajoodka Arrimaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo socotay muddo laba maalin ah. Shirkan oo ahaa mid…
6 daqiiqo Kenya Oo Wadahadal Ku Adkeysaneysa Muranka Badda, Akhriso Sooyaalka Murankaasi Dowladda Kenya ayaa todobaadkan ka jawaabtay kiiska dacwad badeedka ay Soomaaliya hor-dhigtay maxkamadda, iyada oo qoraal u dirtay maxkamadda cadliga adduunka ee Hague, Netherlands. Dacwada ayaa ku saabsan in la…
1 daqiiqo Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Looga Hadlayey Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga Ee Dib u Eegista Dastuurka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sedexda maalin ee u dambaysay qabanaysay shir lagu diyaarinayay Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) ayaa soo gabagaboobay.…
1 daqiiqo Gaalkacyo: Tababar Loo Soo Xirey Booliiska Isku Dhafka Ee Puntland Iyo Galmudug Munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa tababar waxaa loogu soo xirey 200 askari Booliis ah, kuwaasi oo isku dhaf ah, lagana kala keenay maamullada Puntland iyo…
1 daqiiqo 10 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya Labo beel uu ka dhacay deegaanka Gumburka Cagaarre oo hoostaga magaaladaasi, kaasi oo khasaare kala…