1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Diyaarad shil ku gashay Garoonka Muqdisho Diyaarad nooceedu yahay De Havilland Dash 8 (DH8D) oo ay leedahay UNSOS ayaa la kulantay cillad farsamo oo la xiriirta taayirka hore kadib markii ay ka duushay Garoonka Caalamiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Diyaarad Qaramada Midoobay ay leedahay oo Shil ku Gashay Garoonka Aadan Cadde Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay (QM) ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho xilli ay ku soo degeysay. Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradda ay kasoo laabatay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo gantaallo iyo qalabka difaaca hawada ku daabulaya dal deris la ah Iran Diyaaradaha dagaalka ee militariga Mareykanka ayaa qalabka difaaca hawada Patriot iyo gantaallo casri ah ku daabulaya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisada Iran iyo Mareykanka oo cirka isku sii shareeraysa iyo Trump oo ku hanjabay inuu Tehran duqeynayo Iran ayaa ka digtay tillaabo aargoosi ka dib hanjabaad uu Trump u jeediyay oo ahayd inuu weerar duqeymo ah ku qaadi doono, iyadoo wacad ku martay in Mareykanka uu la…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo sii wadda duqeymaha ka dhanka ah kooxda Daacish ee Soomaaliya Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay gobolka Puntland ee Soomaaliya, iyagoo beegsaday kooxda Daacish (ISIS-Somalia). Duqeyntan oo ay si wadajir ah u fuliyeen AFRICOM iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalooyinka kamid ah Soomaaliya oo maanta laga soomanyahay Xilli maanta dalalka Islaamka intooda badan ay u tahay maalinta koobaad ee ciidul fidriga ayaa magaalooyin iyo deegaanno kamid ay Soomaaliya laga soomanyahay, ayadoo dadka ku nool qaarkood ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:War DEGDEG: Dowladda Sacuudiga oo ku dhawaaqday maalinta Ciidul Fitr Sida ay shaacisay dowladda Sacuudiga, bisha Shawwaal 1446 ayaa caawa laga arkay meelo kala duwan oo ka mid ah boqortooyada. Sidaas darteed, berri oo Axad ah, 30 Maarso 2025, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweenka dalka Namibia oo qabtay 3-da xil ee dalkaas ugu sarraysa Haweenka dalka Namibia ayaa hadda haya saddexda jago ee ugu sarreeya dowladda, ka dib doorashadii madaxtinimo oo ay ku guulaysatay madaxweyne Netumbo Nandi-Ndaitwah. Madaxweyne Nandi-Ndaitwah oo 64-jir ah ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Soomaaliya iyo Turkiga oo kulan yeeshay iyo qodobadii ugu weynaa ee ay ka wada hadleen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Amniga iyo Shacabka oo Gacanta Ku Dhigay burcad dhibaato ku heysay Shacabka degmada Deyniile Ciidamada amniga iyo shacabka deegaanka oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo lagu eedeeyay inay falal dhac ah ka geysanayeen xaafadda Barwaaqo ee degmada Deyniile. Burcaddan, oo dhibaato…