Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Koonfurta Gaalkacyo Dadweyne aad u badan ayaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug waxay kusoo dhoweeyeen madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar kamid ah gobollada dalka. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheekh Shaakir Oo Sheegay In Dhuusa-mareeb Ka Dhici-doono Shir-weyne Dib-u-heshiisiin Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in maalmaha soo socda lagu qaban-doono Dhuusa-mareeb shirweyne dib u heshiisiin oo dhex mari-doona maamulkii Galmudug iyo Ahlu-sunna Sheekh Axmed Shaakir oo arrintaas…
1 daqiiqo Dhageyso: Puntland Iyo Somaliland Oo Ciidamo Badan Ku Daabulay Nawaaxiga Tukaraq Maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo badan ay ku daabuleen deegaanno ka tirsan gobolka Sool, gaar ahaan duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamo Ka Tirsan DFS Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa xoogga dalka lagu eegtay nawaaxiga Haanta Dheer, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Thabid Oo Sheegaya In Shirkii Wadatashiga Gobolka Banaadir La Qabanayo Bishan Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in shirkii baaqday ee arrimaha nabadeynta iyo horumarinta gobolka Banaadir la qaban-doono 28ka Bishan Janaayo 2018. Hadalkan waxaa uu…
1 daqiiqo Dhageyso: Mid Kamid Ah Musharraxiintii Madaxweyne Ee Doorashadii 2017 Oo Dhaliilay Hannaanka Shaqo Ee DFS Siyaasi Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah raggii u tartamay xilka madaxweyne ee dalka doorashadii 8 February 2017 ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu ku sheegay in markii doorashada…
1 daqiiqo Caalim: Madaxda Kale Ee DFS Iyaguna Gobollada Dalka Ha u Safraan (Dhageysi) Danjire Maxamed Maxamuud oo wax ka qora arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in safarka madaxweynaha uu gogol xaar u noqon karo rajada nidaamka Axsaabta badan ee 2021-ka. Wareysi uu caawa siiyay…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo Ay Noqoto Meesha Ay Ka Billaabato Nabadeynta Iyo Dib u Heshiisiinta Shacabka Soomaaliyeed” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa isaga oo ku sugan magaalada…
1 daqiiqo Khasaaraha Naf Iyo Maal Ee Ciidamada Kenya Ka Jooga Soomaaliya Sida ay qortay warbaahinta Kenya, dalka Kenya si cad weli ugama hadlin khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray ciidamadiisa ka jooga Soomaaliya. Ugu yaraan 1,000 oo Kenyaan ah ayaa la…
3 daqiiqo Buugga “Haybso Dhaqankaaga” Ee Cabdi Xaashi Cabdullahi Buug uu qoray guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo la magac baxay ‘Haybso Dhaqankaaga’ ayaa sabtidii lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Munaasabadda buuggan lagu daahfurayay ayaa waxaa kasoo qeybgalay, aqoonyahanno, abwaanno, xildhibaannada…