1 daqiiqo Sheeko:War Koox hubeysan oo darawal ku dilay Bar Koontarool oo Ku Taalla Moqokori Waxaa saakay barqo hore lagu dilay deegaanka Moqokori Sakariye Shiiq Cali Carab oo ka mid ahaa wadayaasha gaadiidka u kala goosha Muqdisho iyo gobollada dhexe ee dalka. Dilka marxuumka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imisa weerar ay Xuutiyiintu u geysteen maraakiibta Mareykanka taniyo 2023 ? Kooxda Xuutiyiinta ee dalka ayaa weerareen maraakiibta dagaalka Mareykanka 174 jeer, ayagoo sidoo kale beegsaday maraakiibta xamuulka ah 145 jeer, sida lagu sheegay tira-koob ay soo bandhigtay shabakadda Aljazeera. Kooxdan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo si adag u cambaareeyay duqeymo ay Israa’iil ka fulisay Suuriya Wasaaradda arrimaha dibadda Sucuudiga ayaa sheegtay in Boqortooyada Sucuudigu ay si adag u cambaaraynayso, ugana xun tahay duqayn magaalada Koya ee dalka Suuriya ay ka geysteen ciidamada maamulka Israa’iil, waxayna…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Masar oo Khadka Taleefanka Kula Xiriiray Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa maanta khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, si uu u hubsado xaaladdiisa caafimaad, kadib qarax dhawaan lagu beegsaday kolonyadiisa. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo wajahaya fadeexadii ugu xumaa ka dib markii ay bannaanka u baxeen xogo sir ahi Maamulka Trump ayaa wajahaya mowjado fadeexado ah, ka dib markii saraakiisha ka tirsan waaxda gaashaandhigga Mareykanku ay bannaanka u saareen xogo sir ah oo ku saabsan qorshe dagaal oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Shil khasaare sababay oo ka dhacay duleedka Gabiley Inta la xaqijiyay laba qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay Kantaroolka Galbeedka ee Magaalada Gabiley ee gobolka waqooyi galbeed/ maroodi-jeex. Shilka gaarigan oo ahaa nooca loo yaqaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo ku dhawaaqday hay’ad gaar ah oo u qaabilsan barakicinta dadka reer Qasa Israa’iil oo ku dhawaaqday hay’ad gaar ah oo u qaabilsan barakicinta dadka reer Qasa Maamulka Israa’iil ayaa ku dhawaaqay inuu dhisayo hay’ad gaar ah oo ka shaqayn doonta barakicinta dadka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Siyaasadda Horumarineed ee Gaadiidka Afrika 2025 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa ka qeyb galay Shir Sanadeedka Guud ee Madasha Siyaasadda Horumarineed ee Gaadiidka Afrika 2025, kaas oo ka furmay magaalada Cotonou ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Weerar Hoobiyayaal ah oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay tiro hoobiyayaal ah ku garaaceen qeybo ka mid ah magaalada, gaar ahaan saldhigga Ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Dib u Soo Celisay 145 Tahriibayaal Soomaaliyeed oo Ku Xayirnaa Liibiya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si guul leh dib ugu soo celisay 145 muwaadin oo tahriibayaal ahaa, kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan loogu geystay dalka Liibiya. Dadkani, oo isugu jiray…