1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahinno hor leh oo ka soo baxay weerar ay kooxda Al-Shabaab ka geysteen ismaamulka Gaarisa Weerar Axaddii ay kooxo hubeysan oo loo rumaysanyahay in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab ka geysteen ismaamulka Gaarisa ayaa sababay dhimashada 6 ruux iyo dhaawaca 4 kale, Sida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Midowga Afrika oo soo gaaray magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Midowga Afrika danjire Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha Maxamuud Cali Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kacdoon ballaaran oo ka billowday gudaha Israa’iil Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha maamulka Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka billowday magaalada Tel Aviv, waxaana laga digayaa in xaaladdu ay faraha ka baxdo oo dibadbaxyadu ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo War rasmi ah kasoo saartay Shilkii Diyaaradeed ee ka dhacay Meel u dhow Muqdisho Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa maanta xaqiijisay in diyaarad nooceedu ahaa DHC-5D Buffalo, diiwaangelinteeduna ahayd 5Y-RBA, ay ku burburtay meel qiyaastii 24km u jirta koonfur-galbeed Muqdisho. War-saxaafadeed rasmi ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Amniga oo helay Meydadka dadkii saarnaa Diyaaradii ku dhacday Jaziira Wararka naga soo gaaraya goobta shilka ayaa xaqiijinaya in shan qof oo saarnaa diyaarad burburtay ay dhammaantood ku geeriyoodeen shilkaas. Diyaaraddan, oo markii hore la sheegay in ay saarnaayeen afar…
1 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay Diyaarad ku Dhacday Deegaanka Jasiira, Duleedka Muqdisho Wararka laga helayo deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad xamuul oo ka timid gobolka Gedo ay ku dhacday halkaas. Maamulka deegaanka Jasiira iyo goobjoogayaal ayaa xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo faahfaahin ka bixisay iska horimaad ka dhacay Garoonka Garowe Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta hawlgal qorsheysan ku qabtay gaari bas ah oo horay looga dhacay Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee maamulka, kaas oo ay si sharci-darro ah u dhaceen maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland: Israsaaseyn ka dhacday Garoowe oo sababtay dhimasho iyo dhaawac Warar soo baxaya ayaa sheegaya in israsaaseyn ka dhacday kontoroolka bari ee magaalada Garoowe ay sababtay dhimashada laba askari iyo dhaawaca afar kale, oo uu ku jiro Taliyihii Garoonka Diyaaradaha…
6 daqiiqo Sheeko:War “Haddii Aad I Wareysato, Soo Ma I Dili Doonaan?” Baaritaan Ku Saabsan Gabdhaha Soomaaliyeed oo ku xayirmay Argagixisada Shabaab Iyo Amni-darrada Xeryaha Barakacayaasha Hordhac
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhexdhaxaadiyaasha Israa’iil iyo Xamaas oo Quus taagan Wargeyska Haaretz ee ka soo baxa Israa’iil ayaa sheegay in dhexdhaxaadiyaashii wada-hadallada Israa’iil iyo Xamaas ay waddo waliba ka soo xirantay oo ay quus taaganyihiin, isla markaana aanu Trump ku…