Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 74-aad tan iyo markii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sawirro: Shirweyne Looga Hadlayo Xaaladda Dhaqaale & Midda Siyaasadeed Ee Soomaalida Oo Ka Socda Jabuuti Waxaa maalintii labaad galay shirweyne ka dhacaya dalka Jabuuti gaar ahaan ‘Guriga Umadda ee Jabuuti laguna gorfeynayo xaaladda siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Soomaalida. Waxaana madasha soo qaban qaabiyay Machadka Darasaadka ee…
2 daqiiqo 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shir Kismaayo Uga Socday Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Maamul Kuwa Goboleedyada Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland lagu soo gaba-gabeeyay Madasha/Shirka Wada-xaajoodka Arrimaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo socotay muddo laba maalin ah. Shirkan oo ahaa mid…
6 daqiiqo Kenya Oo Wadahadal Ku Adkeysaneysa Muranka Badda, Akhriso Sooyaalka Murankaasi Dowladda Kenya ayaa todobaadkan ka jawaabtay kiiska dacwad badeedka ay Soomaaliya hor-dhigtay maxkamadda, iyada oo qoraal u dirtay maxkamadda cadliga adduunka ee Hague, Netherlands. Dacwada ayaa ku saabsan in la…
1 daqiiqo Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Looga Hadlayey Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga Ee Dib u Eegista Dastuurka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sedexda maalin ee u dambaysay qabanaysay shir lagu diyaarinayay Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) ayaa soo gabagaboobay.…
1 daqiiqo Gaalkacyo: Tababar Loo Soo Xirey Booliiska Isku Dhafka Ee Puntland Iyo Galmudug Munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa tababar waxaa loogu soo xirey 200 askari Booliis ah, kuwaasi oo isku dhaf ah, lagana kala keenay maamullada Puntland iyo…
1 daqiiqo 10 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya Labo beel uu ka dhacay deegaanka Gumburka Cagaarre oo hoostaga magaaladaasi, kaasi oo khasaare kala…
2 daqiiqo Dhageyso: Abukaate Sheegay In Waddo Aan Sharci Ahayn Loo Maray Xiristii C/raxmaan C/shakuur. Abukaate Daahir Maxamed oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay sharci ahaanshiyaha xarigga siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Federaalka. Wuxuu sheegay Abukaataha in aan ammar maxkamadeed…
1 daqiiqo Mareykanka Iyo Canada Oo Ka Wada-hadlaya Arrinta Kuuriyada Waqooyi Dowladaha Canada iyo Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inay qaban doonaan bisha soo socota shir-madaxeed ay yeelanayaa wasiirada arrimaha dibadda ee dalalkaani waxaana looga hadlayaa arrinta kuuriyada waqooyi. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Mareykanka: Gantaallada Xuutiyiinta Ay Ku Rideen Sacuudiga Waxaa Ka Muuqato Faraha Iran Safiiradda Mareykanka u fadhisa qaramada midoobay, Nikki Nimrata Haley , ayaa sheegtay in gantaalkii ay Xuutiyiinta ay ku soo rideen caasimadda Sacuudiga ee Riyadh uu ka muuqday faraha Iran. Kooxaha Xuutiyiinta…