1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka iyo Qatar oo ka wada-hadlay duullaanka Israa’iil ee Marinka Qasa Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo Khadka taleefanka ku wada xariiray ayaa ka wada hadlay duullaanka Israa’iil ee Marinka Qasa iyo xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Guusha Ciidamada Milatariga Suudaan Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhoweysay guusha ay gaareen Ciidamada Milatariga Suudaan, kuwaas oo dib ula wareegay xarumihii dowladda ee caasimadda Khartuum, kana saaray maleeshiyaadka RSF…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo si adag u cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka waddo Qasa Ergeyga Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay, Fei Cong, ayaa cambaareeyay weerarrada ay Israa’iil ku hayso Marinka Gaza, isagoo ku baaqay in la sii wado hirgelinta xabbad-joojintii u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Iran ka dalbaday wada-hadal dublumaasiyadeed Madaxweyne Donald Trump, ayaa warqad uu u diray hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, asagoo ka dalbaday wada xaajoodka heshiis cusub oo ku saabsan Nukliyeerka ah dalkaasi sameysanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi Sare oo ka Socda Imaaraadka Carabta oo Muqdisho soo gaaray Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta, Shiikh Shakhbuud Bin Nahyan, ayaa maanta soo gaaray caasimadda Soomaaliya, isaga oo hoggaaminaya wafdi sare oo ka kooban saraakiil iyo diblumaasiyiin. Booqashadan ayaa qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Dadaallada Dhexdhexaadinta ee Qatar ee u Dhaxeeya DRC iyo Rwanda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay dadaallada dhexdhexaadinta ee uu hoggaaminayo Amiirka Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, kuwaas oo lagu fududeynayo wadahadalka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda UK oo si adag u cambaareysay qaraxii ka dhacay degmada Xamarjajab Dowladda Ingiriiska ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee degmada Xamar Jajab, Muqdisho, kaas oo lala beegsaday kolonyada gaadiidka Madaxweynaha Soomaaliya. Weerarkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Mid kamid ah Maxaabiistii kooxda Daacish oo ku geeriyooday Xabsiga boosaaso Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Shirwac Laahoor oo horay uga tirsanaa kooxda Daacish, balse dhowaan isku soo dhiibay Ciidanka Puntland uu xabsiga ku geeriyoodey. ninkan geeridiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dadka ku dhintay duqeymaha Israa’iil ay saaka ka fulisay Qasa oo 356 qof Khasaaraha dhimashada duqeymaha Israa’iil ay xalay dib uga billowday marinka Qasa ayaa sii kordhaya, waxayna wararkii ugu dambeeyay xaqiijiyeen in geeridu ay hadda kor u dhaaftay 356 qof, halka dhaawacyaduna…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu cuslaa ka wada Qasa Maamulka Israa’iil ayaa dib u billaabay duqeymihii marinka Qasa, ayagoo sheegay in ururka Xamaas uu diiday in la ballaariyo heshiiska xabbad-joojinta, wuxuuna xaafiiska Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ku dhawaaqay…