Qarax Ka Dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye sida ay ku waramayaan warar hadda soo gaaray Goobjoog News, qof ismiidaamiyay ayaa qarax ka geystay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye . Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in qofka is-qarxiyay oo labisnaa dareeska ciidanka, halkaasina… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay In Ay Ka Dhabeeyaan Heshiiska Siyaasiga Ciise Saciid Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ay gaareen uu ahaa mid ay ku heshiiyeen labo qolo oo siyaasadda isku heysay oo kaliya ay heshiiyeen,…
2 daqiiqo Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsanaa War Murtiyeedka Istanbul Ee Aqsa Kulankii ururka Iskaashiga Islaamka ee maanta ka dhacay Istanbul kaas oo in ka badan 50 dal oo dunida muslimka ah isugu yimaadeen, waxaa ka soo baxay war-murtiyeed ka kooban 23…
3 daqiiqo Kadib Markii AMISOM Iyo Kenya Iska Fogeeyeen…Yaa Dilay 131 Qof Ee Rayidka Ah? AMISOM iyo Kenya ayaa iska fogeeyay in Soomaaliya ay ka gesyteen arrimo ka dhan ah xuquuqul aadanaha, arrintan waxaa ay timid kadib markii UNSOM iyo UN Human Rights ku eedeeyeen…
1 daqiiqo Qarax Ka Dhex Dhacay Hoyga Guddoomiyaha Deegaanka Fafaxdhuun Ee Gedo Iyo Khasaare Ka Dhashay Wararka ka imaanaya deegaanka Fafaxdhuun ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in qarax xooggan uu ka dhex dhaca hoyga uu deggan yahay guddoomiyaha deegaankaasi Aadan Shuluq Nuunow, waxaana qaraxaasi ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xaaf Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Xaaf iyo xubnaha la…
1 daqiiqo Cali Khaliif Oo Somaliland Ka Codsaday In La Fuliyo Qodobadii Ay Kula Heshiiyeen Khaatumo Hoggaamiyaha maamulka la magac baxay Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka dalbaday hoggaanka cusub ee Somaliland, iney fuliyaan heshiiskii ay la galeen maamulkiisa. Wuxuu sheegay in shacabka Khaatumo ay doonayaan…
1 daqiiqo Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo La Caleemo Saaray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhow waxaa lagu caleema saaray magaalada Haregeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed. Madaxweyne hore Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xilkaan wareejiyey, waxaana munaasabaddan…
1 daqiiqo Sh/hoose: Al-shabaab Oo Gacanta Midig Ka Jaray Wiil 19 Sano Jir Ah Wararka ka imaanaya deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaab ay wiil 19 sano jir ah ku fuliyeen xukun gacan goyn ah. Maxkamad la sheegay iney…
1 daqiiqo Ururka Midowgga Culimada Oo Ugu Baaqay Hogaamiyeyaasha Islaamka Inay U Gargaaraan Qudus Ururka caalamiga ah ee midowga culimada muslimiinta ayaa ugu baaqay hogaamiyeyaasha dowladaha Islaamka kuwaasi oo maanta shir madaxeed degdeg ah ku yeelanayo magaalada Istanbul inay dajiyaan qorshe mideysan oo lagu…