2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo Sheegtay inay La Wareegeen Markab Laga Leeyahay Israa’iil Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa ku dhawaaqday inay la wareegeen markab ay sheegeen ay leeyahay Israa’iil, xilli uu marayay Badda Cas. Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta, Yaxye Saree, ayaa bayaan uu jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo jawaab adag ka bixiyay duqeymo dhimasho badan sababay oo Mareykanku u geystay Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay beegsadeen markab nooca diyaaradaha xambaara ah oo uu leeyahay Mareykanku, kaas oo tobanaan gantaal ay ku garaaceen, ayagoo ka jawaabaya duqeymo khasaare badan dhaliyay…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo digniin u dirtay dadka qaadanaya kaarka aqoonsiga qaranka ee hay’adda NIRA Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland Faysal Jifo ayaa sharci darro ku tilmaamay kaarka aqoonsiga qaranka ee ay bixiso hay’adda NIRA, asagoo sheegay in hannaanka lagu sameeyay uu Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 30 qof oo ku dhintay duqeymo ay Mareykanka iyo Ingiriis-ku ka fuliyeen dalka Yemen Warbaahinta xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa sheegtay in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba lihi uu ka dhashay duqeymo ay Mareykanka iyo xulafadiisu ka fuliyeen dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Ka Hortimid in Dad Reer Qasa la Keeno Dhulka Soomaaliyeed Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, Axmed Fiqi, ayaa si cad u sheegay in dowladda Soomaaliya aysan oggolaan doonin qorshe kasta oo lagu keenayo dad aan Soomaali ahayn dhulka Soomaaliyeed. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Turkiga oo garab istaag u muujisay howlgalka ka dhanka ah Shabaab ee ka socda Shabeellaha Dhexe Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka Dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada haddal khadka telefoonka ah. Ugu horeyn Safiirka ayaa ugu mahadceliyay Madaxweynaha Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisada ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo sii xoogeysatay Hogaamiyaha gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka Itoobiya Getachew Reda, ayaa sheegay in maamulkiisu uu dejin doono xaaladda, inkastoo xoogagga iska soo horjeeda ay la wareegeen gacan ku haynta deegaannada qaar.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Turkiga oo si adag uga hadlay dagaallada ka socda dalal ay Soomaaliya ka mid tahay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag uga hadlay dagaallada iyo xaaladaha ay wajahayaan dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ku jirto. “Gobolku waxa uu marayaa xaalad adag,…
1 daqiiqo Sheeko:War 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮: “𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗶𝗹𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗮𝘆 𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗞𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗶𝗷𝘁𝘂” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka ka dhanka ah Kooxda Shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Amniga oo soo afjaray weerarkii Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka Ugu yaraan 10 ruux oo ay ku jiraan Nabadoono, Saraakiil Ciidan iyo Shacab ayaa ku dhintay qaraxii maanta lagu weeraray Guriga Nabadoonada ee maagaalada Beledweyne. Ciidanka Ammaanka dowladda ayaa ku…