Maraykanka Oo Sheegay In Duqeyn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsan Daacishta Soomaaliya Dowladda Maraykanka, gaar ahaan taliska ciidamadaasi ee ku sugan Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Daacishta Soomaaliya iyo sidoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Washinton: Tijaabada Gantaalka Cusub Ee Kuuriyada Waqooyi Waa Handadaad Caalami Ah Wasiirka gaashaadhigga Mareykanka James Mattis ayaa sheegay in Kuuriyada waqooyi ay tijaabisay gantaalka is kaga gudba qaaradaha,waxa uuna arrintaasi ku tilmaami handadaad ka dhan ah amniga caalamka. Wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka…
1 daqiiqo Sacuudiga Oo Madax Furasho Ku Siidaayey Qaar Ka Mid Ah Maal-qabeenadii U Xirnaa Madaxda Sacuudiga ayaa siidaayey Amiir Mutaib bin Abdullah oo ahaa wasiirkii hore ee ilaalada qaranka Sacuudiga ka dib 3 todobaad oo uu xirnaa sida ay sheegeen mas’uuliyiin sacuudiyiin ah. Mas’uul…
1 daqiiqo Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Aqbashay Natiijada Doorashadii Dhacday 13-kii November Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii 13-kii bishan ka dhacday deegaannada Somaliland. Waxay maxkamaddu go’aamisay in doorashada madaxtooyada Somaliland ay ku guuleysteen musharraxiintii…
2 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Kacaya $200 Oo Milyan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Qatar ayaa maanta waxay magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen mashaariic horumarineed oo ku kacaya 200 Milyan oo doolarka Maraykanka ah. Goobta heshiiskan lagu gaarayey waxaa…
2 daqiiqo Maxamed Mursal Sheekh Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa bishan November 26-keeda waxaa uu wasiirka gashaandhigga jamhuuriyadda federaalka ah u magacaabay Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa…
1 daqiiqo Kenyatta Oo Markii 2aad Madaxweynnimo Loo Dhaariyay Waxaa goordhaw markii 2aad madaxweynaha dalka Kenya loo dhaariyay Uhuru Kenyatta, arrintan ayaa dhacday xaflad ka dhacday garoonka kasaraani taasi oo ay ka soo qeyb-galeen in ka badan 10 hoggaamiye…
1 daqiiqo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Hawlgallada Socda Wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo wareysi uu siiyay Goobjoog News ayaa wuxuu kaga hadlay ujeedka safarro uu maalmihii dambe ku bixinayay degmooyin ka kala tirsan gobollada…
2 daqiiqo Qoysas Ka Soo Barakacay Shabeellaha Hoose Ayaa Soo Gaaray Kaxda, Muqdisho Qoysas hor leh oo ka soo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka shabeellada hoose oo dhawaan ay duqeymo ka dhaceen ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho. Dadkani ayaan xilligan heysan…
1 daqiiqo Mareykanka Oo Duqeyn Kale Ka Fuliyay Puntland, Soomaaliya Ciidamada Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in ay hal qof ku dileen weerar ay ku qaadeen Daacishta ku sugan waqooyi bari ama Puntland. Kooxda Daacish oo ku cusub gudaha Soomaaliya ayaan…