1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahin Qaraxyo ka dhacay Beledweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay ka dhaceen weerarro is xigxigay oo sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed. Weerarka hore ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu dilay Beled-Xaawo Wararka naga soo gaaraya degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka. Sarkaalla la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Jaamac…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal beeleed ka socda gobolka Sanaag Wararka ka imanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal beeleed uu ka socdo deegaanka Dooxada Dureera, oo u dhaxaysa Damala-xagare iyo Dawaco. Dagaalkan ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka oo dalka oo howlgal ay ka sameeyeen shabeellada hoose ku diley hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku ku dilay madixii kooxda Al-Shabaab uqaabilsanaa Sakawaadka iyo Sahanka deegaanka Beledul-amiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Qatar” Weerar Lagu Qaado Xarumaha Nukliyeerka Iran Waa Khatar Weyn oo Ku Habsata Gacanka” Ra’iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta weerar lagu qaado xarumaha nukliyeerka ee Iran, isagoo xusay in arrintaasi ay sababi…
1 daqiiqo Sheeko:War Xarigga Internet-ka PEACE Cable oo ka go’ay Badda Cas iyo Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa shaacisay in xarigga internet-ka ee Fiber-ka badda hoosteeda mara, ee isku xira Pakistan, Bariga Afrika, iyo Yurub (PEACE Cable), uu ka go’ay Badda Cas. Dhacdadan lama…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray Ruushka Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray dalka Ruushka sida laga soo xigtay saraakiil ka ag dhow aqalka cad. Shabakadda Bloomberg oosoo xigatay…
1 daqiiqo Sheeko:War Somaliland oo xukun dil ah ku fulisay laba ruux oo dilay Askar ka tirsanaa Booliiska Somaliland Xukuumadda Somaliland ayaa saaka aroortii hore fulisay xukun qisaas ah oo dil toogasho ah, kaas oo lagu fuliyay laba gacan-ku-dhiigle oo hore u geystay dilal ka dhacay magaalada Hargeysa. Xukunka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka ku dhawaad 200 oo ruux oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Suuriya Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii…
1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Duulista Rayidka oo Ka Hadashay Xayiraadda Garoonka Baardheere Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shacabka Soomaaliyeed u xaqiijisay in uusan jirin wax xayiraad ah oo saaran Garoonka Diyaaradaha ee Baardheere, islamarkaana duulimaadyadu ay si caadi ah u socdaan.…