Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Ku Wadahadlaya Jabuuti Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa lagu wadaa in Isniinta berri ah (27-11-2017) wadahadal uga furmo magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Baydhabo: Dhallinyaro Si Iskood Ah u Bilaabay Qurxinta Magaalada Qaar kamid ah dhallinyarada ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa magaaladaasi ka bilaabay Olole ay dib ugu soo celinayaan bilicda magaaladaasi. Dhallinyaradan oo la hadlay Goobjoog ayaa…
1 daqiiqo Ciidamada Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabo Maanka Dooriya Iyo Raggii Isticmaalayey Ciidamada Booliiska ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho waxay kusoo qabteen waxyaabo maanka dooriye, rag iibinayey iyo kuwo isticmaalayey. C/fitaax Cumar Xalane,…
3 daqiiqo Wax Ka Baro: Noocyada Kala Duwan Ee Gabood-fallada Haweenka Loo Geysto Iyo Waxa Ka Dhasha Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sharciga la marsiin-doono sarkaal lagu eedeeyay in uu kufsaday gabar 16 jir ah. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo arrintaasi ka hadlay waxaa uu…
1 daqiiqo Xildhibaan Danjire Maxamed Mursal Sheekh Oo Loo Magacaabay Wasiirka Gashaandhigga Waxaa goordhaw Xildhibaan Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan loo magacaabay in uu noqdo wasiirka gashaandhigga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa horay waxaa uu November 2016-kii uga mid…
1 daqiiqo Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Godobjiraan Ee Nugaal Oo Weli Ka Kabsan Saameyntii Abaarta Guddoomiyaha cusub ee degaanka Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka dayriyey xaalada Abaareed ee ka jirta deegaankaasi. Guddoomiye Axmed yare oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in xaalad adag ay…
1 daqiiqo Dhageyso: Muqdisho Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgeliyey Adeeg Kuu Sahlaya Inaad Wax Ku Iibsato Adiga OO Gurigaag Jooga Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay waxaa laga bilaabay adeeg si Online ah ay dadka ugu dukaameysan karaan iyaga oo guryahooda jooga. Maxamed Maxamuud Nuur Shiine, waa aas aasaha…
1 daqiiqo Camey “Ma Ogolaan Doonno In Tacaddi Loo Geysto Haweenka” Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay kiis isku day kufsi oo lagu eedeeyay inuu ku kici rabay askari ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Maamulka Kaxda Oo Sheegay Iney Wax Badan Ka Qabanayaan Amniga Dadka Ku Nool Kaamamka Ku Yaalla Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan amniga dadka ku nool kaamamka ku yaalla degmadaasi, kadib markii ay soo bateen falalka amni…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Soo Magacaabista Golaha Wasiirada Ee Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee soo magacaabista golahiisa wasiirada cusub. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in madaxweyne Waare uu ku…