Farmaajo: Islaamku Ma Ogola Dad Aan Waxba Galabsan in La Xasuuqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa culimada Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay dadka ugu wacyi-geliyaan howlaha qaranka “Culamadeennu waa ku mahadsan yihiin howsha ay qabteen, in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kenyaan Ku Jiray Al-shabaab Oo U Cararaya Dalkooda Sida ay sheegayaan saraakiil xagga amniga ah, Kenyaan badan oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab ayaa u cararaya dhanka xadka Kenya kadib duqeyn ay ciidamada Mareykanka halkaasi ka fuliyeen. Kooxaha Kenyaanka…
1 daqiiqo Xariiri: Ma Aqbali Karno Go’aamada Xisbullahi Ee Ka Dhanka Ah Dalalka Walaalaha Ah Ra’iisulwasaaraha Lebanon Sacad Al Xariiri ayaa sheegay inuusan aqbali doonin go’aamada ururka Xisbullahi ee taabanaya ama saameynaya amniga dowladaha carbeed. Bayaanka uu soo saaray Xariiri ma uusan ku cadeynin dowladaha…
1 daqiiqo Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ajaaniib Ah Ciidanka badda maamulka Puntland ayaa dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib kusoo qabqabtay howlgal ay ka sameeyeen xeebta Garacad ee gobolka Mudug. Guddoomiyaha deegaanka Garacad C/nuur C/laahi Xirsi oo wareysi…
3 daqiiqo Sawirro: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dhageystay Dacwada Rag Loo Haysto Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay markii Labaad dhageystay dacwada 4 nin oo loo haysto qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho. Raggan ayaa markii Labaad…
1 daqiiqo Puntland Oo Ciidamo Badan Geysay Deegaanka Garacad Ee Mudug Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu ciidamo badan geeyay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, kuwaasi oo lagu xoojinayo amniga deegaankaasi iyo deegaannada hoosyimaada. Ciidamadan la geeyay deegaanka Garacad ee…
32 daqiiqo Hindise Sharciyeedka Argigixisada: fal-argigixiso, koox argigixiso, Ku Biirista Iyo Awoodaha Baarista Iyo Xirista Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa arbacii hore waxaa uu golaha shacabka horgeeyay hindise sharciyeedyka la-dagaalanka argagaxisada . Hindise sharciyeedkan waxaa uu ka hadlayaa:…
2 daqiiqo Deegaanka Wisil Oo Laga Hirgeliyey Iskuulkii Ugu Horreeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah- furayey goob waxbarasho oo laga hir-geliyey deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Degaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa markii ugu…
1 daqiiqo Dhageyso: Siyaasi Sheegay In Carqalad Siyaasadeed Ka Dhalan Karto Dalabkii Dowlad Goboleedyada Usoo Jeediyeen Aqalka Sare Siyaasi Cabdi Xaashi C/salaam oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in carqalad siyaasadeed ay ka dhalan karto dalabkii 23-kii bishan ay maamul goboleedyada u jeediyeen aqalka sare ee baarlamaanka,…
1 daqiiqo Baraawe: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Sameeyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran oo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen deegaanno dhowr ah oo hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cumar Madoobe…