Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti, Maxamed Cali Xumad iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah waxay soo gaareen magaalada Muqdisho, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Codsaday In La Hakiyo Ka Doodista Hindise Sharciyeedyada Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada (GIDG) ayaa qoraal kasoo baxay waxaa guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya looga codsaday inuu hakiyo anisixinta hidise sharciyeedyada ka yimaada xukuumadda federaalka ah. Qoraalkan…
2 daqiiqo Dhageyso: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dhowaan Ay Bilaabayaan Dib Usoo Nooleynta Mashruucyadii Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabad habeenkii xalay ahaa ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayuu uga hadlay…
1 daqiiqo Shariif Xasan Oo Ka Dalbaday Xukuumadda Federaalka Furitaanka Waddooyinka Xiran Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iney wax ka qabato waddooyinka Al-shabaab u xiran ee gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Senator Qeybdiid Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Somaliland Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo doorashadii ka dhacday 13-kii bishan degaannada Somaliland. Wuxuu sheegay in reer Somaliland uu ugu…
1 daqiiqo Isbaheysiga Carbeed Oo Dib U furaya Dekadda Iyo Garoonka Sanca Isbaheysiga Carbeed oo uu hogaaminaayo Sacuudiga ayaa sheegay in ay furi-doonaan dekadda iyo Garoonka magaalada Sanca maanta oo khamiis ah si ay u maraan kaalmooyinka gargaar ee la gaarsiiynayo dadka…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho Askari ilaale ahaa ayaa lagu soo waramayaa in uu magaalada Muqdisho uu ku dilay Allaha u naxariistee xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Galmudug. “Marxuum Xildhibaan Maxamed…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Ku Baaqay Dardargelinta Wadahadallada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ka…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Baydhabo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.…
4 daqiiqo 10-ka Hoggaamiye Ee Xillgan Ugu Waqtiga Dheer Qaaradda Afrika Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xuriyaddii dalkaasi 1980-kii ayaa talaadadii is-casilay, Mugabe waxaa uu ka mid ahaa madaxda ugu waqtiga dheer adduunka iyo…