Golaha Shacabka: Ajendaha Oo Laga Dhigay Ansixinta Hindise Sharciyeedka Biyaha Waxaa maanta lagu wadaa in uu dhaco kulan caadi ah oo ka tirsan kullamada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Ajendaha ayaa la sheegay in uu yahay cod u qaadista ansixinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Trump Iyo Putin Oo Ka Wada Qeyb-galaya Shirka Dhaqaalaha Ee Asia-Pacific-ga Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gacan galiyey dhiggiisa Ruushka Fladmiir Putin intii lagu guda jiray casho sharafeed lagu qabtay xarunta madasha dhaqaalaha dowladaha Aasiya iyo badweynta hindiya ee Fiidnaam. Labadan…
2 daqiiqo Doorashada Somaliland: Somaliland Oo La Xayiri-doono Social Media 13-ka Bisha Wixii Ka Dambeeya Iyo Garyaqaan Sharci-darro Ku Tilmaamay Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxay sheegeen in baraha bulshada ku wada xidhiidho ee internetka laga xidhi doono guud ahaanba Somaliland laga bilaabo lixda fiidnimo ee 13 bisha November oo ah…
1 daqiiqo Muuse Biixi Cabdi Muuse Biixi Cabdi, waa mid ka mid ah murashaxiinta doorashada Somaliland, waa murashaxa ugu dambeeyay ee taxana Taariikh Nololeedka ay Goobjoog News ka diyaarisay murashaxiinta Somaliland. Muuse Biixi Cabdi: Waxa…
2 daqiiqo Doorashada Somaliland: Wax Ka Baro Murashaxiinta, Cod-bixiyeyaasha Iyo Korjoogayaasha 13ka bishan November, Somaliland waxaa ka dhici doonta doorashadii saddexaad oo dadku ay dooranayaan madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen. Codbixiyeyaasha: Doorashadan oo laba jeer oo hore dib u dhacday ayaa waxa…
1 daqiiqo Yusuf Garaad: Cabdulqawi Waxaa Uu Ku Guuleystay Galaangal Ay Sameysay Dowladda Federaalka ah Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ayey mar kale Q.M u dooratay in uu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda cagliga adduunka ama ICJ. Mr. Cabdulqawi,waxaa uu maxkamadda ka tirsanaa tan iyo…
2 daqiiqo Shirka Golaha Wasiirrada oo looga Hadlay Amniga iyo Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran qaar kamid ah Dalalka Caalamka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa…
1 daqiiqo Shirka Saxaafadda Somaliland oo Hargeysa lagu Gabagabeeyay Kulankan oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Hargeysa ayaa ahaa shirka sanadlaha ah ee saxaafadda Somaliland iyo xuska maalinta saxaafadda Somaliland. Waxaana kasoo qayb-galay saxafiyiin ka kala socotay…
2 daqiiqo Xalane Oo Aan 5 Maalmood Loo Shaqo-tagi-doonin, Baaritaan Iyo Diwaan-gelin Ayaa Soconaya AMISOM ayaa qoraal ay soo saartay maanta ku sheegay in dhammaan wax alle wixii shaqo ah oo ka socday Xalane la joojiyay maalmaha 9-13, November 2017-ka. Qoraalka Waxaa Ugu Muhiimsanaa: AMISOM…
1 daqiiqo Ololaha Doorashada Somaliland Oo Gabogabo Maraya Olalaha Doorashada Maamulka Soomaaliland ayaa maraya heer gaogabo ah xilli Afar maalin kadib deegaannada maamulkaasi ay ka dhici doonto doorashada madaxtinimo. Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta dhigay ololihii…