Shir Labo Maalin Ah Oo Looga Hadlayo Maalgelinta Tamarta oo Muqdisho ka furmay Madasha loogu magac daray tamarta-waarta ee dalka oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Dowlada Soomoaliya oo kaashanaysa hey’adda Qaramada Mioobay u qaalisal horumarinta Mashaariicda ee UNDP… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Mooshin: Xildhibaanno Sheegaya In Eex Iyo Musuq Ka Jiro Guddiya GSHS Iyo Xubnaha Matala Urur Goboleedyada Waxaa Isniintii golaha shacabka la hor-keenay mooshin lagu dalbanayo dib-ugu-noqoshada guddiyada golaha shacabka iyo guddiyada golaha uga midka ah urur goboleedyada. Mooshinka waxaa lagu sheegay in guddoonka golaha shacabka uu…
1 daqiiqo Ma Dhabbaa In Sicir Barar Uu Ka Jiro Magaalada Boosaaso Ee Bari? Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar soo baxay maalmahan oo sheegayey in sicir barar uu ka jiro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi…
1 daqiiqo Hirshabelle: Xildhibaan Ku Baaqay In Wasiirada Aan Lagu Soo Darin Shaqsiyaad Ka Tirsan Baarlamaanka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa madaxweynaha kula taliyay in xukuumaddiisa cusub uusan ku soo darin xubnaha baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaan Nuur Xaashi ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku…
1 daqiiqo Goobo Laga Raaco Basaska Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyey goobo laga raaco basaska, dadkuna ay kusii sugi karaan. Wadada Makka Al-mukarrama, gaar ahaan dhanka degmada Hodon ayaa waxaa laga hirgeliyey goobo…
1 daqiiqo Minnesota: 4 Soomaali Ah Oo Qarka U Saaran In Lagala Laabto Dhalashada Mareykanka Iyo Xuquuqda Waaxda cadaaladda Mareykanka ayaa baaritaan ku bilowday isniintii 4 Soomaali ah oo aha reer Minnesota looga laaban lahaa dhalashada Mareykanka kadib markii lagu eedeeyay in ay isticmaaleen warqado aqoonsi oo…
1 daqiiqo Turkiga Iyo Mareykanka Oo Dib-u-bilaabay Fiisayaasha Mareykanka ayaa dib u bilaabay soo saarista visaha dal-ku-galka ee Turkiga isaga oo sheegay inuu la kulmay dammaanad-qaad ku saabsan nabadgelyada shaqaalaha ergada iyo diblomaasiyinta ku sugan Turkiga ka dib…
1 daqiiqo Trump: Aad Ayaa Ugu Kalsoonahay Boqor Salmaan iyo Dhaxal Sugihiisa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ammaanay boqorka Sacuudi carabiya Salmaan binu Cabdul Caziiz iyo dhaxal sugihiisa Maxamed Binu Salmaan, arrinkaani ayaa yimid ka dib markii ay ku dhaqaaqen madax ka…
1 daqiiqo Sharma el-Sheekh: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Oo Qeyb-galay Shirka Dhalinyarada Adduunka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa ka qeyb-galaya shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada…
4 daqiiqo Akhriso: Khudbadaha Aqalka Sare Ay Ka Jeediyeen Madaxweynaha Maamul Goboleedyada Kulanka Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah oo uu shir guddoominayey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) waxaa maanta marti ku ahaa madaxweynayaasha maamul goboleedyada. Kulanka…