Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la horkeenay akhrinta 2aad mari-doona hindise sharciyeedka biyaha. Sharcigan waxaa isbadal lagu sameeyay qodobo badan oo ku jiray sida heerka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ganacsato Ka Cabanaya Canshuur Kordhin Lagu Sameeyay Badeecadaha Ay Kala Soo Degaan Dekadda Muqdisho Ganacsatada wax-kasoo degsada dekedda Muqdisho ayaa ka cabanaya canshuur kordhin lagu sameeyay badeecada kasoo degta dekedda. Ganacsatada ayaa sheegay in qaabkii hore ee wax loo canshuuri jiray uu ahaa in…
1 daqiiqo Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirkii Usoo Dhammaaday Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Qaraa kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay shirkii shalay magaalada Muqdisho ugu soo dhammaaday maamul goboleedyada dalka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Dadkaan oo la hadlay…
4 daqiiqo Akhriso: 7 Qodob Oo Ay Ka Simman Yihiin Dalalka Lebnon Iyo Soomaaliya Kadib is-casilaadda ra’isul wasaarihii lebnon Sacad Al-xariiri, faragelinta uu ka sheegtay in dalal badani ku hayaan Lebnon iyo isku-deyga dil uu ka badbaaday kadib markii xukuumadiisa ku guul-dareysatay hub ka…
1 daqiiqo Galmudug Oo Xukun Ku Riddey Kalluumeysato u Dhashay Yemen Maxkamadda gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa xukun xabsi iyo ganaax lacageed isugu jira waxay ku riddey Saddex qof oo u dhashay dalka Yemen, kuwaasi oo ay maxkamaddu ku eedeysay…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo “Dhallinyarada Soomaaliyeed Waa Iney Ka Qeybqaataan Xoreynta Goobaha Weli Gacanta Ugu Jira Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iney kaalin mug leh ka qaataan dagaallada ay dowladda dooneyso iney ku qaaddo Al-shabaab. Waxa…
1 daqiiqo Gaas Oo Sheegay In Weerarkii Bari Uu Ka Badbaaday Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay weerarkii diyaaradaha dagaal ay Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanno sheegay…
1 daqiiqo Maamulka Sh/dhexe Oo Ku Baaqay In Shacabka Lagu Garabsiiyo Wax Soo Saarka Beeraha Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ugu baaqay hay’adda FOA iney xoogga saarto sidii sanadkaan dadka ku dhaqan gobolkaasi loogu dhiirogelin lahaa wax soo saarkooda, loogana saacidi lahaa dhanka beeraha. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Maamulka Hiiraan: Waxbo Kama Qaban Karno Diidmada Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka gobolka Hiiraan ayaa shaaciyey inaanu waxbo ka qaban karin diidmada lacagta shilinka Soomaaliga oo dhowaan laga diiday guud ahaan gobolkaasi. Cali Jeyte Cismaan, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Siyaasi Cabdi Xaashi “Isbedal Ayuu Keenayaa Shirkii Muqdisho Ugu Soo Dhammaaday Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada” Siyaasi Cabdi Xaashi C/salaan oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in shirkii Muqdisho ugu soo dhammaaday dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uu wax badan ka bedali karo is faham…