Farmaajo Oo Markii 2aad Muddo Bil Teleefan Kula Hadlay Sisi, Kana Dalbaday Taageerada La Dagaalanka Argigixisada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii khadka Telefanka kula hadlay dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-sisi. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shirmadaxeedka Dahraan Oo Looga Hadlay Tamarta, Amniga Iyo Ladagaalanka Argigixisada Magaalada Dhahran ee caasimadda Iran ayaa waxaa ka furmay shir madaxeed u dhaxeeya madaxda dalalka Ruushka ,Iran iyo Azerbaijan. Vladimir Putin ayaa waxaa uu la kulmi doonaa hogaamiyahay ruuxiga ah…
2 daqiiqo Kheyre “Waxaa La Idin Kaga Fadhiyaa Inaad Door Lixaad Leh Ka Qaadataan Ciribtirka Al-shabaab” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ay tababareen isla markaana qalabeeyeen dawladda Imaaraadka Carabta, lagu wareejinayay…
2 daqiiqo Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Aqalka Sare Ka Codsaday In La Xisaabtanka Looga Bilaabo Sanadka Dambe Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Xil. Dr. Iiman Cabdullahi Cali oo maanta hortagay golaha aqalka sare ayaa Xildhibaannada uga warbixiyay waxqabadka wasaaradda, isaga oo weydiin oraaheed uga jawaabay illaa 15…
1 daqiiqo Boosaaso: Labo Qof Oo Ku Dhimatay Rasaas Ay Fureen Ciidamada Puntland Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in Labo qof ay ku dhimatay magaaladaasi, kadi rasaas ay askar ka tirsan ciidanka Puntland ku fureen dad…
1 daqiiqo Wasiir Bayle Oo Maanta Hortagay Xildhibaannada Golaha Shacabka Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabadiraxmaan Ducaae Bayle ayaa maanta hortagay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo xildhibaannada ka hor akhriyey Hindise Sharciyeedka hab maamulka maaliyadda…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Deegaanno Al-shabaab Kaga Sugnaayeen Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay dagaal kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaas, kuwaasi oo ay maamuli jireen Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka maamulka…
6 daqiiqo Safiirka Turkiga Oglan Bekar Oo Goobjoog Uga Waramay Mashariicda Ay Fuliyaan Iyo Taageerada Ay Siiyaan Soomaaliya Turkiga waxaa uu ka mid yahay dalalka xiriirka soke la leh Soomaaliya, waxaa ay Muqdisho ka hirgeliyeen mashaariic aad u badan, waxaa ay sidoo kale Soomaaliya ka taageeraan ciidanka. Goobjoog…
1 daqiiqo Dibadbaxyo Ka Socda Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan dibadbaxyo ballaaran oo ay dhigayaan shacab aad u badan. Dadka ayaa ka banaanbaxaya…
1 daqiiqo Baardheere: Waddooyinka Oo Lagu Suray Nalalka Cadceedda Ku Shaqeeya Maamulka Gobolka Gedo iyo degmada Baardheere ayaa xalay fiidnimadii isugu yimid wadada goobaha lagu xeray leyrarka cadceedda ku shaqeeyo ee laga hirgeliyay, waxaana tallaabada iyo adeegganba soo dhaweeyay dadka deegaanka…