Taariikh Nololeedkii Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse Marxuum Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse oo arbacadii ku geeriyooday dalka Mareykanka waxaa uu taariikh dheer ku lahaa ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Marxuum Abshir Haammaan, waxaa uu dhashay 1926, isaga oo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Dagaal Dib Uga Bilowday Bariga Gobolka Mudug Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socdo deegaanno ku dhow deegaanka Godod ee Bariga gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa bilowday…
1 daqiiqo Faah Faahin: Qof Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax habeenkii xalay ahaa ka dhex dhacay guri ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga xafadda Buurka-diikow ee degmadaasi. Qof…
1 daqiiqo Kenya: Shacabka Oo u Dareeray Doorashada Madaxweynaha Shacabka ku dhaqan dalka Kenya ayaa u dareeray saakay oo Khamiis ah doorashada muranka ka jiro ee madaxweynaha. Ammaanka Kenya ayaa aad loo adkeeyay, waxaana tartankaan isaga haray hoggaamiyaha mucaaradka…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Jeneraal Maxamed Abshir Muuse Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Janaraal Maxamed Abshir Muuse oo caawa ku geeriyooday dalka Mareykanka. “Aniga oo ku hadlaya magacayga…
1 daqiiqo Sawirro: Sidee Ra’iisul Wasaare Kheyre Loogu Soo Dhoweeyay Turkiga? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah, ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madax…
1 daqiiqo 9 Agaasime Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Waxbarashada Wasiirka wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare Cabdi Daahir Cismaan ayaa wareegto uu soo saaray arbacadii ku magacaabay agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee wasaaradda, iyadoo guddiga shaqada iyo shaqaalahana la siiyay wargelin…
1 daqiiqo SAWIRRO: Soomaaliya iyo Morocco oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada dal Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud oo howlo shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu halkaasi…
4 daqiiqo Akhriso Oo Dhageyso: Khudbadda Madaxweyne Gaas Uga Hadlay Horumarka Ka Socda Hey’adaha Dowliga Ah Ee Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta waxaa uu khudbad dheer ka jeediyay xafladda furitaanka kalfadhiga 40aad ee wakiillada Puntland isaga oo ka hadlay howlaha xukuumadiisa ee…
2 daqiiqo Sawirro: Madaxweynaha Oo Sheegay In Madaxda Uganda, Itoobiya Iyo Jabuuti Ay Aqbaleen Xoojinta Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in madaxda dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti ay isku soo afgarteen in la dar-dar…