1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo wareejisay meydadka afar kamid ah Israa’iil ayaa la wareegtay meydadka afar qof oo kamid ahaa dadkii ay Xamaas ku soo qafaalatay howgalkii 7-da Oktoobar, islamarkaana laga hayay marinka Qasa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo madaxweynaha Ukraine ku tilmaamay keligii-taliye Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dhiggiisa Ukraine Vladimir Zelenskiy ku tilmaamay keligii-taliye doorasho la’aan isaga jooga, wuxuuna intaas ku daray inay lagama maarmaan tahay doorasho degdeg ah oo dalkaas ka dhacdaahi.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo si buuxda u garab istaagtay Xukuumadda Suudaan ee Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijinaysay taageeradeeda buuxda ee midnimada, xasilloonida, iyo wadajirka Jamhuuriyadda Suudaan.
1 daqiiqo Sheeko:War UK oo Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya. Safiirka cusub, oo lagu magacaabo Charles King, ayaa beddeli doona safiirkii hore, Michael Nithavrianakis, oo muddadii xilkiisu dhammaaday.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo Fasaxday isticmaalka lacagta$50 Bangiga maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyey in dib loo fasaxay isticmaalka lacagta $50, taasoo horay looga mamnuucay suuqyada Puntland tan iyo 2021.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya oo maamul xulufo la ah ka dhisanaysa gudaha Suudaan Dowladda Sudan ayaa Kenya ku cambaareysay marti gelinta kooxda fallaagada ah ee RSF, ayadoo magaalada Nairobi lagu qabtay munaasabad ay qeyb-galeen xubno ka tirsan kooxdaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo su’aal geliyay faa’iidada dalkiisa ugu jirta taageerada UKraine Donald Trump oo ka hadlayay xaaladda Ukraine ayaa sheegay in Mareykanka uu dalkaas geliyay lacag ku dhow $200 oo bilyan, balse hantidaasi meel ka baxday aan la garanayn oo xittaa madaxweyne Zelenskiy aanu aqoon.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo Joojisay Aqoonsiga Nabaddoonada Cusub iyo Kuwa Beddelka ah sababo la xariira doorashooyinka soo socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday in la joojiyey bixinta aqoonsiyada nabaddoonada cusub iyo kuwa beddelka ah ilaa amar dambe.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo soo saartay amarro ka dhan ah dadka ajaanibta ee Tuugsada Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay amar culus oo lagu xirayo number-da iyo akoonada dadka ajaanibta ah ee ka tuugsada magaalada maamulkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 250 urur oo ku baaqay in la joojiyo hubka loo dhoofiyo Israa’iil In ka badan 250 ururrada bulshada rayidka ah ee caalamka kamid ah ayaa warqad ay soo saareen ugu baaqeen dawladaha soo saara diyaaradaha F-35 inay joojiyaan hubka ay u dhoofiyaanIsraa’iil