Wax Ka Baro Pan-Afrika Iyo Xubnaha Soomaaliya u Matalaya? shan xubnood oo ka mid ah Xildhibaannada golaha shacabka ayaa xubin ka noqday Baarlamaanka Pan-Afrika ee ay xubnaha ka yihiin Baarlamaannada Dalalka qaaradda Afrika. Shantaan xubnood waxa ay Soomaaliya ku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo “Dalka Wuxuu Ku Jiraa Dib u Kabasho Dhinac Walbo Leh” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna hoosta ka xarriiqayaa in ay…
1 daqiiqo Shirka Kismaayo Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed Ka Kooban 16 Qodob Shirka uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 qodob, kaasi oo ka tarjumaya waxa ay isku af garteen madaxdii shirtay. Qodobada lasoo saaray…
1 daqiiqo Wasaaradda Kaluumeysiga Ee Puntland Oo Iska Fogeysay Eedeyn Kaga Timid Kalluumeysatada (Dhageyso) Wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulka Puntland waxbo kama jiraan ku sheegtay eedeyn dhowaan uga timid Kalluumeysatada, taasi oo ahayd in wasaaraddu aanay waxbo ka qaban baahiyahooda. Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Cali…
1 daqiiqo Dhageyso: Ahlu-sunna Oo Soo Dhoweysay Shirka Kismaayo Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ku xigeenka hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi…
1 daqiiqo Dhageyso: Galmudug Oo Wadda Qorshe Lagu Horumarinayo Haweenka Wasaaradda haweenka Galmudug ayaa sheegtay iney waddo qorsheyaal badan oo lagu horumarinayo haweenka Mudug iyo Galgaduud. Wasiirka wasaaraddaasi Hodon C/laahi Shire oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in ulajeedka…
1 daqiiqo Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dowladda Ugu Baaqay Iney La Fariisato Maamul Goboleedyada Xildhibaan Muuse Axmed Ismaaciil oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay iney la fariisato maamul goboleedyada si meesha looga saaro…
1 daqiiqo Dhageyso: Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Kamid Ah Hiiraan Waxgaradka ku dhaqan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan iney nabadda qaataan oo dagaallada ay joojiyaan. Kadib kulan…
1 daqiiqo Dhageyso: Wasiir Xoosh Oo Sheegay Iney Socdaan Wadahadallo Ku Aadan Dib u Qabashada Shirka Dastuurka Wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney aad uga xumeed inuu baaqdo shirkii looga hadlayey arrimaha Dastuurka, kaasi oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho. Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan Xoosh Jibriil…