Dowladda Federaalka Ah Oo Lagu Leeyahay 8 Bil Oo Mushaar Ah Shaqaalaha Dowladda federaalka ah, Ciidan iyo rayidba waxaa ay dowladda federaalka ah ku leeyihiin mushaar 8 bil ah, sidaasi waxaa lagu ogaaday baaritaan ay sameysay Goobjoog News. Ciidamada Militariga iyo… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Talyaaniga: Nin Soomaali Ah Oo Qaxootiga Dil iyo Kufsi U Geystay Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay Maxkamada ku taallo magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin Soomaali ah oo magafe ahaa, kaas oo qaxootiga u socdo Yurub u geysan jiray dil, kufsi…
1 daqiiqo Q.M: 5 Milyan Milyan Oo Ciraaqiyiin Ah Ayaa Ka Cararay Daacish Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay qaxeen in ka badan 5 malyan oo Ciraaqiyiin ah tan iyo markii ay ururka dowladda Islaamka qabsadeen dhul ballaaran oo ku yaallo waqooyiga iyo…
1 daqiiqo Ra’ila Odinga Oo Sheegay Inuu Ka Haray Doorashooyinka Kenya Ra’ila Odinga, hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya ayaa sheegay in isaga iyo ku xigenkiisa Kalonzo Musioka ay isaga hareen tartanka doorashada ee la filayo in la qabto dhammadka bishan. Waxa…
1 daqiiqo Tirada Dadka Qaatay Kaararka Codeynta Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey tirada rasmiga ah ee dadka qaatay kaararka codeynta doorashada maamulkaasi oo la filayo iney dhacdo 13-ka bisha November. Xubnaha guddigan oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay Iney Ku Guuleysatay Xasilinta Amniga Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ku guuleysatay xasilinta amniga caasimadda dalka ee Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi Axmed Maxamuud Sayid oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Weerar Lagu Qaaday Jaamacad Ku Taalla Kenya Rag hubeysan, loogana shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney weerar ku qaadeen Jaamacadda Farsamada ee deegaanka Ukunda, kaasi oo hoostaga magaalada Mombasa ee dalka…
1 daqiiqo Puntland: 15 Shaqaalaha Rayidka ah Oo Ku Guuleystay Deeq-waxbarasho Oo Dibadda ah Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday liiska shaqalihii helay deeqda Waxbarashada heer 1aad Degree ee Jaamacadaha ee dalka Ethiopia. Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland…
1 daqiiqo Nobel Prize-ka Dhaqaalah 2017 oo uu Ku Guuleystay Richard Thaler Akadeemiyadda bixisa Nobel Prize ee The Swedish Royal Academy ayaa isniintii ku dhawaaqday Nobel Prize dhaqaalaha 2017, iyadoo oo uu ku guuleysta Richard H. Thaler oo ah macallin ka tirsan jaamacadda Chicago ee gudaha dalka Mareykanka.…
1 daqiiqo Shirka Kismaayo Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta Oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka madaxda maamul goboleedyada uga socda magaaladaasi. Shirkan oo Kismaayo ka bilowday 8-dii bishan ayaa ah mid…