Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha Wang Yi, waxana ay ka wada hadleen iskaashiga labada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo AKHRISO: Madaxda Galmudug Oo Ku Kala Qeybsamay Go’aankii Xiisadda Khaliijka Madaxda ugu sarreysa maamulka Galmudug ayaa ku kala qeybsan go’aan xalay kasoo baxay xafiiska madaxweynaha maamulkaasi Mudane Xaaf, kaasi oo lagula saftay xulufada Sacuudiga. War-saxafadeed ay si wadajir ah usoo…
2 daqiiqo Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Dowladda Federaalka Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Arrimaha…
4 daqiiqo Faallo: Villa Somalia Oo Maamul Goboleedyada U Dhigtay Cashir Taariikhi Ah, Waan Baahanahay Bakhtiga Looma Cuno! Dowladda Federaalka ah ayaa mar kale ku celisay go’aankeeda dhex-dhexaadnimada ah ee ku aadan xiisadda Khaliijka iyada oo sidoo kale maamul goboleedyada xusuusisay in Villa Somalia looga dambeeyo siyaasadda arrimaha…
1 daqiiqo Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Maamulka gobolka Hiiraan,…
2 daqiiqo Xukuumadda: Dowlada Federaalka Oo Kaliya Ayaa Awood u Leh Go’aan Ka Gaarista Arrimaha Dibedda Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Ku Biiray Maamullada Taageersan Sacuudiga iyo Imaaraadka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ku biiray taageerada go’doominta isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ay ku hayaan dalka Qatar, arrintaas oo ka soo horjeeda go’aankii dowladda federaalka ah. Qoraal ay…
1 daqiiqo Galmudug: In Ka Badan 100 Dhallinyaro Ah Oo Shaqo Abuur Loo Sameynayo Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan in ka badan 100 dhallinyaro ah. Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka Galmudug, Axmed Mire Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Madaxweyne Waare Oo Ku Wajahan Magaalada Baladweyne Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii xilkaasi loo doortay ku tago magaalada B/weyne…
1 daqiiqo Wasiirada Arrimaha Dibadda Mareykanka Iyo Iran Oo Markii Ugu Horeysay Kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa la kulmay dhiggiisa Iran Maxamed Jawaad Dariif, waana markii ugu horreysay oo ay kiulmaan labadaan mas’uul. Labada wasiir ayaa waxaa ay kulmeen…