Wasaaradda Gaadiidka Iyo Dekedaha Galmudug oo Maalgashi U Raadineysa Dhismaha Dekedda Hobyo Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gadiidka & Dekedaha Galmudug ayaa waxa ay Wasaaraddu ku shaacisay in ay maalgelinta dekedda Hobyo uu u furanyahay qof walba oo doonaya in uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: K/galbeed Oo Qiil u Yeeshay Taageeradoodii Sacuudiga Iyo Imaaraadka Maamulka K/galbeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta keentay iney taageeraan xulufada Sacuudiga, walibana ay kasoo horjeestaan go’aankii dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka. Afhayeenka maamulkaasi…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Khudbad Ka Jeedin Doona Shirka Golaha Guud Ee QM Shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa maaanta ka furmaya magaalada New York ee dalka Maraykanka, waxaana madaxda ka qeybgalaya kamid ah Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul…
1 daqiiqo Mareykanka Oo La Sheegayo In Ay Duqeyn Ku Dileen 10-28 Qof Oo Rayid Ah Sida lagu daabacay Sputnik International, afhayeen u hadlay AFRICOM ayaa waxaa uu wargeys dhanka ciidamada ka faallooda u sheegay in ay u badan tahay in Al-shabaab ay dib ula wareegaan goobihii…
1 daqiiqo Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Ogolaaday In Ay Umadda Kula Hadlaan Goobo Badan Qoraal ka soo baxay golaha shacabka ayaa lagu ogolaaday in Xildhibaannada golaha ay war-saxaafadeed ku qaban karaan golaha umadda iyo xarunta guddoonka iyo guddiyada golaha shacabka ee Villa Hargeisa. Xildhibaannada…
1 daqiiqo Dowladaha Go’doomiyay Qatar Oo Sheegaya In ay Diyaar u Yihiin Xalinta Xiisaadda Wasiirada arrimaha dibadda ee dowladaha sheegta inay la dagaalamaan argigixisada oo kala ah Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa waxay kulan ku yeesheen magaalada New York xilli halkaasi uu ka…
8 daqiiqo Qiimeyn: 3 Bil Kadib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Madaxweyne Farmaajo Ee Cadaaladda? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga…
1 daqiiqo Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Miino la sheegay iney dhulka ku aasneyd ayaa lagu qarxiyey askar…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo u Ambabaxay Maraykanka Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay ka amba baxeen magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeday dalka Maraykanka.…
1 daqiiqo K/galbeed Oo Taageertay Go’aankii Xulufada Sacuudiga Ee Qatar Maamulka K/galbeed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku taageeray go’aankii dowladaha Sacuudiga iyo qaar kamid ah kuwa Khaliidka ku xayireen dowladda Qatar. War-saxaafadeedkan ayaa ku qornaa English, waxaana lagu sheegay…