Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dugsiga tababarka Booliska ee Iskuul Boolisiya. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faahfaahin Qarax Ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya Qarax goor dhow ka dhacay xarunta Iskuul Boolisia ee Muqdisho.
1 daqiiqo Maxkamad ku taalla dalka Bangladesh ayaa amartay in la soo xiro ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Sheekh Hasina Maxkamad ku taal Bangladesh ayaa amartay in la soo xiro ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Sheekh Hasina, taasoo u carartay Hindiya in ka badan laba bilood ka hor markii lagu riday kacdoon ay ardaydu horkacayeen.
1 daqiiqo Israa’iil oo si toos ah u beegsanaysa Ciidamada nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay ee Lubnaan Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku sugan dalka Lubnaan ayaa todobaadyadii la soo dhaafay weeraro toos ah oo waxyeello dhaawac iyo dhimasho leh sababay kala kulmay ciidamada Israa’iil.
1 daqiiqo Taliyaha ciidanka booliska oo kulan la yeeshay qaarka kamida culumada Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay, qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo uu kala hadlay in ay ka qeyb-qaataan dadaalada lagu xoojinayo Nabadda, dib u heshiisiinta, wadajirka bulshada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
1 daqiiqo Kooxo hubeysan oo dilal ka geystay Muqdisho Koox hubeysan ayaa Saddex ruux oo la sheegay in ay ahaayeen ganacsato ku leh dukaamo xaafadda Zoonakey ee degmada Hodan ku toogtay halkaasi sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal.
2 daqiiqo Tirada dadka ku dhintay dagaal beeleedyada ka socda Kenya oo sii kordhay Degmada Tana River, oo ka mid ah deegaanada ku yaalla xuduudda u dhexeysa Garissa iyo gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, waxaa ka dhacay isku dhacyo hubaysan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac.
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo dib u habayn ku samaynaysa mushaaraadka iyo darajooyinka shaqaalaha rayidka ah Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weheliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka dib-u-habeynta Siyaasadda ku jaan go’an Mushaaraadka iyo Darajooyinka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Dil ka dhacay Xarunta Shirkadda Hormuud ee Bakaaraha Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan xarunta weyn ee Shirkadda Hormuud ee Bakaaraha waxaa maanta ka dhacay rabshado ka dhashay markii laba nin oo hubeysan ay gudaha u galeen xarunta Shirkadda.
1 daqiiqo Khilaafka Hindiya iyo Canada oo cirka isku shareeray Canada ayaa dalkeeda ka ceyrisay lix diblamaasi oo uu ku jiro sarkaal heerkiisu sarreeyo, kuwaas oo lala xiriiryay dilka hogaamiye ka tirsanaa kooxda gooni u gaasadka bulshada Siingaha ee Hindiya oo lagu khaarijiyay gudaha Canada.