Xaliimo Yarey Oo Weli Rumeysan In Soomaaliya Ka Dhici Karto 2021-ka Doorasho Qof Iyo Cod Ah Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ayaa waxaa ay waddaa olole lagu hubinayo in Soomaaliya ka dhacdo 2021-ka doorasho qof iyo codkiisa ah. Khamiistii, waxaa ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Barakac Ka Dhashay Xiisad U Dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya Dagaal beeleed u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya ayaa dib uga cusboonaaday dalkaasi, in ka badan 32 qof ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen, Khasaaraha dhimasho, dhaawac keliya ma…
1 daqiiqo Hirshabeelle: Khudbadihii Murashaxiinta Oo La soo Gabagabeeyay Waxaa Maanta magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle lagu soo gabagabeeyay khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka. Sida ay sheegayaan weriyeyaasha Goobjoog News ee xarunta ku sugan waxaa maanta hadlay illaa…
2 daqiiqo Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, qeybiisa hore, halka uu qeybtiisa danbe uu shir-guddoominayey…
1 daqiiqo Faah Faahin Laga Helayo Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabellaha Hoose. Maamulka degmada Baraawe ee Shabellaha Hoose ayaa sheegay in duqeyntaan ay fuliyeen…
1 daqiiqo Maamulka Shabellaha Hoose Oo Xal u La Dagaal Beeleedyada Kusoo Noqnoqday Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney xal u la yihiin dagaal beeleedyada kusoo noqnoqday deegaannada gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka ammaanka gobolkaasi Cali Nuur oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Turkish Airlines: Soomaaliya Waxey Kamid Tahay Meelaha Aan Faaidooyinka Ugu Badan Ee Caalamka Ka Sameynno Madaxa shirkadda Turkish Airlines u qaabilsan dalka Kenya oo Reuters la hadlayay ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kamid yahay dalalka ay shirkadda faaidooyinka ugu badan ka sameyso. “Soomaaliya waxey…
1 daqiiqo Akhriso: Magacyada Hindise Sharciyeedyada Maanta Ee La Horkeenay Golaha Shacabka Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay golaha shacabka hor-keentay illaa 15 Hindise Sharciyeed. Liiska ay heshay Goobjoog News waxaa ku qornaa 12 Hindise, waxaanna halkan ku soo…
1 daqiiqo Puntland: Wasiir Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax Oo Xilka Laga Qaaday Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa xilkii ka qaaday wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka gobollada Puntland, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegatada xilkaan looga qaaday wasiiru dowlaha ayaa…
2 daqiiqo Akhriso: Doodda Qaar Ka Mid Ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Arrintii Qalbi-dhagax Waxaa hadda xarunta golaha shacabka ka socda dood ku aadan dhiibista xukuumadda ra’isul wasaare Cali Kheyre ee Cabdikarim Qalbi-dhagax. Xukuumadda Kheyre ayaa ugu horeyn keentay golaha shacabka illaa 15 hindise…