Brazil: Labo Madaxweyne Oo Lagu Eedeeyay Musuq Dalka Brazil, waxaa maalintii Talaadadii la eedeeyay labada madaxweyne ee dalkaasi Dilma Rousseff iy Luiz Inacio Lula da Silva, eedeynta ayaa ah in ay lacago ka heleen shirkadda saliidda ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Oo Isu soo Dhawaashiyaha Sacuudiga iyo Iran Ku Tilmaamay Wax Lagu Qoslo Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil Jubeir ayaa isu soo dhawaashiyaha Sacuudiga iyo Iran ku tilmaamay wax lagu qoslo, isaga oo intaa raaciyay in xiriirka diblomaasiyadeed ee dhex-maray uu ahaa…
1 daqiiqo Waqtiga Ay Dib u Furmayaan Kulamada Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga ay dib u bilaabanayaan kulamadooda. Xoghayaha guu ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Buux oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Gobolka Banaadir: Shuruudaha Xulashada 1000 Shaqaale Cusub Oo Lasoo Bandhigay Barnaamijkaan ayaa Waxaa Daah Furay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed qaar kamid ah Ku Xigeenadiisa, Xog-hayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna…
1 daqiiqo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay 18 Garsoore Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa waxa uu soo saaray wareegto uu shaqada uga joojinayo 18 garsoore oo ka howlgalayey maxkamadaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos yimaada.…
1 daqiiqo Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay weerareen gaari uu la socday xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabo Xuseen Cali Xaaji. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Musharraxiin Madaxweyne Oo Ololahooda Ka Bilaabay Jowhar Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in 12-ka bishan oo ay inaga xigto 7 cisho oo kaliya ku doortaan magaalada Jowhar madaxweynaha maamulkaasi, kadib markii ay xilka ka qaadeen…
2 daqiiqo Abukaate Xalane “Weli Ma Aragno Isbedal Garsoorka Ah” Abukaate Cali Xalane oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa sheegay in weli dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo aanay wax isbedal ah ku sameyn arrinta garsoorka, wixii ka dambeeyay ballantii madaxweynaha ee…
1 daqiiqo Shirka Nabadda Iyo Xasiloonida Mudug Oo Maanta Ka Furmaya Gaalkacyo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi uu ka furmo shirka nabadda iyo xasiloonida gobolka Mudug. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxweyne ku xigeennada…
2 daqiiqo Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Oo Soomaalida Kula Taliyay In Ay Ka Haraan Arrinta Qalbi-dhagax, Sharciga Itoobiyana U Daayaan Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Cabdi Maxamuud Cumar oo arrintaasi ka hadlaayo waxaa uu yiri“Xaaladda Cabdikarim lagaga hadlaayo waxaa…