Shaqaalaha Dowladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha ciidda. Qoraalka ayaa lagu yiri: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Xogta Goobjoog: Dowladnimada Soomaaliya Waxaa Ay Ku Tiirsan Tahay Macaawinada Beesha Caalamka Soomaaliya waa dal dhaqaale ahaan aad u liito, ma jiro dhakhli iyo wax soo-saar la sheegi karo oo gudaha ah, Maalgeshi iska daa, nalooma ogolada deymaha hey’adaha lacagta adduunka, marka…
1 daqiiqo Maamulka Leego Oo Sheegay Iney Al-shabaab Kala Wareegi Doonaan Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney ka go’an tahay sidii ay dib ula wareegi lahaayeen deegaankaasi oo ay hadda maamusho Xarakada Al-shabaab. Abukar C/laahi Isaaq oo…
2 daqiiqo Xildhibaan Ka Digey In Dhallinyarada Laga Shaqaaleysiinayo Gobolka Banaadir Lagu Qaato 4.5 Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay in dhallinyarada laga shaqaaleysiinayo gobolkani Banaadir lagu salleeyo nidaamka 4.5, loona baahan yahay iney shaqeyso Soomaalinimada, aqoonta iyo…
1 daqiiqo Guddoomiye Cismaan “Doorashada Hirshabelle Waqtigeeda Ayeey Ku Dhici” Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle, Cismaan Barre Maxamed, ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha maamulkaasi ay waqtigeeda ku dhici doonto. Guddoomiyaha oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog, ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay…
3 daqiiqo Cosoble Oo Eedeeyay Madaxda Dowladda, Sheegayna In Jowhar Laga Qabsaday Kuna Shaqeynayo B/weyne Madaxweynihii Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ee baarlamaanka maamulkaasi xilka ay ka qaadeen ayaa eedeeyay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu shalay gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Cosoble…
1 daqiiqo Madaxweynaha Iran oo Sacuudiga Ugu Baaqay In Ay Joojiyaan Taageerada Argigixisada Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani ayaa ku eedeeyay dalka Sacuudiga in ay taageeraan argigixiso uu sheegay in ay joogaan dalka Yemen. Sida uu ku waramayo Telefishinka ku hadla afka Tahran madaxweynaha…
1 daqiiqo Madaxweyne Trump Oo Booqday Goobaha Duufaanta Ku Dhufteen Madaxweynaha Mareykanka Dowland Trump waxaa uu booqasho ku tagay magaalada Texas isaga oo duufaanta ku sheegay mid taariikhi ah. Mr. Trump waxaa kale uu Duufaanta ugu yeeray mid dilaa ah,…
1 daqiiqo 9 Xubnood Oo Loo Magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa wareegto ku magacaabay xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 9, kuwaasi oo laga soo xulay xildhibaannada baarlamaanka…
2 daqiiqo Madaxda Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta Oo Xarunta Ku Shaqo Bilaabay 27 Sano Ka dib Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku guuleysteen inay si buuxda ugu shaqeeyaan…