Xamaas ayaa maanta sii deyneysa 3 Maxbuus oo Israa’iiliyiin ah, kuwaas oo ay ku beddelanayso 183 qof oo ku xiran xabsiyada Israa’iil, waana markii shanaad ee ay labada maxaabiis is-dhaafsanayaan tan iyo markii la gaaray xabad joojinta aan cagaha badan ku taagneyn ee Qasa