42 Qof Oo Ku Dhintey Duqeymo Ka Dhacay Siiriya Tobaneeyo qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalami ah magaalada Raqqa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay. Ururka u ololeeyo xuquuqul insaanka ee Siiriya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Oo Faray Xukuummadda In Ay Dabagal Ku Samayso Qorshayaashii Ay Isku Soo Afgarteen Dowladda Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuummadda in ay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka Oo La Magacaabay Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay xilkaan Mudane Eng. Saadiq C/laahi…
2 daqiiqo Madaxweynaha Somaliland Oo Qaliin Caafimaad Loogu Sameeyay Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegayaa in qaliin lagu sameeyay isaga oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Deyr oo wariyeyaasha kula hadlay Hargeisa ayaa…
2 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riddey Labo Eedeysane Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta dil ku xukuntay Rag la sheegay in horay ay u dileen Nabadoon Caan ahaa. Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku…
3 daqiiqo 9 Arrin Oo Laga Faa’iday Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Masar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho labo maalmood ku tagay dalka Masar, inta uu Qaahira joogay waxaa uu aqalka madaxtooyada ee Caabidiin kula kulmay dhiggiisa Masar Cabfifitaax Al-sisi, Xarunta…
2 daqiiqo Dalabka Cuntooyinka Maqaayadaha Mugadisho Oo Noqday Hab Casri Ah Maqaayadaha ku yaallo magaalada Mugadisho ayaa waxay sameynayaan horumarro ballaaran iyaga oo adeegsanaya qalab casri ah. Maqaayadahaan ayaa waayihii dambe waxaa ku soo badanayay dalabaadka carsiga ah, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Siminaar Ku Saabsan Sida Ardaygu Ugu Guuleysto Waxbarashada oo Lagu Qabtay Jaamacadda Salaam Waxaa Hoolka tababarrada ee jaamacadda Salaam lagu qabtay lecture aad u qiimo badan oo ardayda u jeediyay Dr Maxamuud Abdirahmaan ( Dr Hoori ) , oo ah khabiir ku takhasusay…
3 daqiiqo Dhowr qodob oo iiga baxay hadalkii Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas? Sacuudiga, Imaaraadka, Bahrain iyo Masar ayaa shantii bishii June xiriirka u jaray dalka Qatar, iyaga oo ku eedeeyey inay taageerto argagixisada, islamarkaana xulufo ay la tahay Dowladda Iran. Dowladda Qatar…