Madaxweyne Xaaf Oo Magacaabay 52 Wasiir Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf, ayaa magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 52 xubnood. Wasiirada la magacaabay ayaa ka kooban 22 wasiir, 22 ku xigeen iyo 8 wasiiru… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Aqalka Sare Oo Shirkadaha Xajka Weeraray, 4 Wasiirna U Yeeray, Kana Dooday Lacagta Qaaliga Ah Ee Xajka Ku Baxeysa Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta dood kulul ka yeeshay soo jeedinta Xildhibaan Naciimo Ibraahim Yuusuf oo aheyd in lacagta laga qaado xujeyda Soomaalida ay tahay mid qaali ah, loona baahan…
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka. Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka isgaarsiinta qaranka, waa markii ugu horeeyay ee taariikhda ee aqalka sare ansixiyo hindise sharciyeed ka yimid golaha wasiirrada. Kulanka…
2 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada Oo Jaamacadaha ugu Baaqday Iney La Yimaaddaan Manaahij Ka Tarjumaysa Rabitaanka & Horumarinta Dhalinyarada iyo Bulshada Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Jaamcadaha dalka ka jira ugu baaqday iney la yimaddaan manaahij ka tarjumaya rabitaanka iyo hurumarinta dhanlinyarada iyo shacabka Soomaaliyeed. Wasiiru dowladaha wasaaradda waxbarashada Xukuumadda…
6 daqiiqo GAAR AH: Goobjoog Oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Wasiiru Dowlaha Horumarinta Caalamiga Ah Ee Biritain Wasiiru dowlaha horumarinta caalamiga ah dalka Biritain ahna wasiirka Afrika u qaabilsan dalkaa ayaa wareeysi gaar ah uu siiyey Goobjoog faaf-faahin ka bixiyey siyaasadda Dowladda Birtain ay ku wajaheyso Soomaliya…
3 daqiiqo Warbixin: Madaxtooyada Masar Oo Qoraal Ka Diyaarsiyay Muhiimadda Booqashada Madaxweyne Farmaajo Hey’adda Isticlaamaadka ee hoostagta madaxtooyada Masar ayaa warbixin dheer ka diyaarisay booqashada madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku jooga dalka Masar iyo ahmiyadeeda. Booqashadii Ugu Horeysay Ee Farmaajo: Hey’adda…
2 daqiiqo Qaahira: Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Farmaajo Iyo SISI Oo Dhameystiran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo axaddii booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira, ayaa madaxtooyada shir kula qaatey dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-sisi. Soo dhaweyn iyo salaam sharaf…
1 daqiiqo Hirshabelle: Xildhibaanno Taageeray Go’aankii Dowladda Ee Arrimaha Doorashada Maamulkaasi (Dhageyso) Xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya kaasi oo ahaa in Soddon cisho gudahood lagu soo doorto madaxweynihii hogaamin lahaa…
1 daqiiqo Kenya Oo Sheegtay In Saacado Kadib Ay Bilaabayaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in saacadaha soo aadan ay Kenynta Boni ee ismaamulka Lamu ka bilaabi doonaan howlgallo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Agaasinka dhanka howlgallada ee Kenyta Boni, Joseph…
1 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilowday kadib…