Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa magaalada New York kula kulmay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Yurub ee Jamhuuriyadda Slovenia, Tanja Fajon.