Madaxweyne Xaaf “Galmudug Kuma Jirto Dagaalka Xeraale” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, oo wareysi gaar ah siiyey Gooboog News, ayaa sheegay in ciidanka maamulkiisa aanu ka qeybqaadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud.… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Xiisadda Khaliijka: Erdogan Oo Sacuudiga iyo Kuwait Kala Hadlay Go’doominta Qatar Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayyip Erdogan iyo amiirka Kuwait Sheikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaabir ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ah iyo waxyaabaha ka soo cusboonaaday gobolka Khaliijka. Wakaaladda wararka…
1 daqiiqo Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Maamulka Goofgaduud Ee Baay Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan deegaankaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Siidow…
2 daqiiqo Wanlaweyn: Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Qafaashay Gabar 16 Sano Jir Ah Taliska ciidanka booliiska ee degmada Wanlaweyne ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen nin la sheegay in uu Gabar 16-sano jir ah ka qafaashay degmadaasi. Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Wasiir Xoosh Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Baarlamaanka Ee Diidmada Ammarka Maxkamadda Sare Wasiirka dastuurka xukuumadda federaalka ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka ay baarlamaanka Soomaaliya ku laaleen amarkii maxkamadda sare. Wasiir cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa hadal uu soo dhigay barta uu Tiwitterka…
2 daqiiqo Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Maxaabiistii Laga Soo Daayey Xabsiyada Dalka Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Xildhibaanno iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, ayaa booqday…
1 daqiiqo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladda ay Kordhineysa Miisaaniyadda Jaamacadda Umadda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay xarunta Jaamacadda Umadda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladdiisa ay kordhin doonto miisaaniyadda Jaamacadda, si…
1 daqiiqo Sawirro: Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Dastuurka Oo Lagu Qabtay Kismaayo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hannaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ee Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay…
3 daqiiqo Abshir Bukhaari Oo Sheegaya In Qaab Siyaasadeed Lagu Xallin Doono Xiisadda Golaha Shacabka Iyo Garsoorka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) oo maanta wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin muranka dastuuriga ah…
2 daqiiqo Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saaray Tacaddiyada Yuhuudda Ku Heyso Masjidka Al-Aqsa Bayaan ay maanta soo saareen Culimada kala ah Sheekh Bashiir Axmed Salaad guddoomiyaha hey’adda Culimada, Sheekh Yusuf Ceynte oo Majmac ah iyo Sheekh Cabdiqadir Sh. Maxamed Soomow ayaa lagu cambaareeyay…